Abdirahman Awale
Abirahman abdirahman
29/03/2022
Muqdisho Caasimadda Umadda Soomaaliyeedđ
26/03/2022
Ilaalada Madaxweynaha Somaliland.
26/03/2022
oo roobsatay Alxamdullilaah.
26/03/2022
Jawiga Muqdisho ee maanta.
26/03/2022
Degmadda Buuloburde oo Robeeysan Maanta !
25/03/2022
Magacee ayaad u taqaanaa diilinta cirka ka muuqata?
05/03/2022
and waxba yaana loo reeban
05/03/2022
â€â€â€â€â€
Which name of parasite
10/02/2021
Waa maxay Taanbuu?
Smokelles To***co wa eray bixin caalami ah taas oo lo adegsado waxyabaha la yirahdo tubakada an qaaca lahayn.
Dunida waxa laga qoray maqaalo caalami ah taas oo looga hadlayo dhibatooyinka aay ledahay isticmalka madoyinkas.
Hadaba waqti xadirkan somaliya waxa kuso badanaya isticmalka waxa ay dhalinyarada u yaqanan taanbuuga taas oo halis caafimad ku leh dadka isticmalaya
Hadaba melaha ugu badan dunida ee laga isticmalo hot filter khaini (taabu) waa dalka hindiya oo ah wadanka lagu sameyo hada.
Cilmi baris laga sameyay dalka india aya shegaya in 40 second walba uu qof u geriyodo dhibatada to***co.
Hadaba tabuda somaliya laga isticmalo maxay ka kobantahay ka eeg sawirka 2.
Waxyabaha ay kobantahay darted hadaba qofka isticmalo waxa u halis ugu jira inay ku dhacan cudurada hoos ku qoran.
1. Cancerka ku dhaca afka
2.cancerka ku dhaca dhunta
3.cancerka ku dhaca sambabada
4.cancerka ku dhaca pancreas
4.cudurada ku dhaca.wadnaha
5 . Sameyn uu ku yeesho awoda dhalmada qofka
6. Hoyoyinka uurka leh oo umula ciyal an waqtigoda dhaman (premature birth).
Fadlan walal ka dhaf naftaada waxa dhawacaya oo halis ku ah cafimadkaaga.
02/02/2021
Biya baxa dag daga ah ee raga???
(Premature ej*******on )
biyaha ninka oo ku yimaado si ka dhaqsi badan sida caadig ah xiliga galmada in ka yar 60 seconds ama hal daqiiqo ayaa loo yaqaanaa biyo baxa dag daga ah.
Sida caadiga ah laga bilaawo galinta koowaad iyo bixda biyha ninka mudada u dhaxeyn karto waa 5ilaa 10 daqiiqo waa sida normal ka ah.
2018 baaritaan loo qaaday si isku dhaf ah qiyaas ahaaa 3dii nin oo somaali ah mid ayaa qaba biya bax dag daga ah.
Is badal maskaxeeed ama mid jismiyeed oo ku yimaado ninka ayaaa kaalin weyn ka qaata biya baxa dag daga ah taasi oo ku reebta lamaanihiisa xaalad qananc sanaan la aan ah iyo walaal lasoo darso seygeeda.
Raga ayaa badaanaa ka xishooda ama kagaabsada iney xladaan oo kale kala hadlaan dhaqtar ama saaxiibo kale.
BIYA BAX DAG DAGA AHAA WAA LABA NUUC
type (nuuca koowaad)
Waa xaalad ninku ow la kowsaday bilaawgiisii koowaaad ee galmada marna aanan is badlin.
type. (Nuuca labaad)
Waa nin bilaawgiisii koowaaad fiicnaa lkn mudo kadib bilaabay biyo baxa dag daga ah.
Xagee laga xukumaa dareenka ninka .
Dareenka rabitaan ee ku dhisan raaxeysi
Kaasi oo dhex mara labo lamane aya laga agaasimaa qeybta kala hagto fariimaha ka yimaado jirka qeybihiisa kale taasi oo loo yaqaa central nervous system ( qeybta dhexe)
Markii ninku dareemo dareen ku dhisan rabitaan galmo waxaa fariimo xaware sare ku socdo diri doono neefayasha dhabark ee loo yaqaan nevers
maskaxa ayaa fariiin kicitaan dareen wadato dib ugu soo diri doonaa xubnaha taranka raga ayadoo loo sii marsiinaa neefayaal xawaare sare ku gudbiyo fariimaha maskaxda.
Qaabka biyuhu u baxaan ...
Emission...(xawaareyn)
Waa markii biyahu kasoo dhaqaaqaan xaniinyaha kadibna soo maraan tubada loo yaqaan vass deference kadibna la geeyo qanjirka prostate ka si loogu daro dheecno kale kadibna lagu soo daayo tubada dheer ee dhex marta xubinta ninka si banaaka loogu tuuuro
đ©șExpulsion (Tuuromo)
Waa markii muruqa loo yaqaaan pulbo. cavernous muscles ee ku yaala salka danbe eee xubinta raga ow si awood leh u tuuro biyaha ninka si ey u yeeshaan tiiiro ey ku dhex boodaan daloolka xubintab dumarka.
Maxaa sababa biya baxa dag daga ah
Lama yaqaan sababta saxda ah ilaa iyo hada.
Lkn xaaladaahan ayaa ka qeyb qaato.
Niya jabka (depression )
Stress ama walaaac fara badan
Lamaano isku cusub (sida aroos cusub)
Inaad fikrad qaldan ka aaminto galmada.
Isku kalsooni la aaan xaga galmada ah
Xariirka lamaanaha oo xumaaada.
Ninka oo saaid oo cayilan PMI ka badan 40
Jileeec ama awood yari muruqa xubinta raga.
Caabuq ku dhaco xubaha taranka.
Sidee loo daawyn karaa biya baxa daga dagaa
exercises
Aalamiito lagu adkeeyo murqaha awooda siiya xubinta raga same malintii 3 jeeer.
and sequeeze technique
Jooji galmada riiix ama tuuuji si cadaadis aha afka h**e ee xubinta (finjirta).
waxey yareyn doonaan sensation ka ama xaraarada badan ee xubinta si looga fogaado is taabsho toos ah oo kordhisa dareenka lamada xubnood.
anesthetics
Waa maado kabaabyo ah taasi oo lagu buufin doono afka h**e e xubinta si loo yareeyo dareenka xawaaraha sare.
medications
Kaniini afka lga qaadan karo
đDepoxetine 30mg 1Ă1 2 hours before sexual
Soo istcmaal laba saac ka hor inta aadan bilaabin howshaaada..
dr cawaale
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Mogadishu