ILEYS handcraft and small industries cooperative

ILEYS handcraft and small industries cooperative

Share

ILEYS HANDCRAFT AND SMALL INDUSTRIES

Photos from ILEYS handcraft and small industries cooperative 's post 08/03/2024

Happy international women’s day

14/02/2024
13/02/2024
Photos from ILEYS handcraft and small industries cooperative 's post 22/08/2023

Waxaa Tababar 2maalin soconayay ku qabanay beledweyne hiiraan oo kusaabsan Value chain Animal feed (calafka xoolaha) dalaga kaso baxa beeraha Magalada oo ay ugu faaideesan karaan xoolahooda inay keyd ugu dhigan waqtiga barwaaqada si ay isticmaalan xiliga abaarta Hiiraan, Tababarkas waxaa bixiyay gudoomiyaha iskashatada farshaxanka iyo warshadaha ahna aasasaha iyo gudoomiyaha gabyow agriculture trading company sheikh ali

Photos from ILEYS handcraft and small industries cooperative 's post 10/08/2023

Waxa inoo daahfuray gudoomiyaha dhalinyarada gobolka bandir abdkafi mohamed makaran kuna soo dhaweyay xaruntiisa qar kamid aha Masuuliyeen kasocday Mamaulka Gobalka Banadir iyo martisharafka bandhigayash

10/08/2023

Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa nagala
So qeyb galay bandhigii 1waad iskashatada farshaxanka iyo warshadadha yaryar (Ileys ). Waxuuna ugu hambayeeyay iskaashatada ileys kuna dhiiragaliyay dhalinyarada halabuurka farshaxanka iyo warshadaha yaryar

Photos from ILEYS handcraft and small industries cooperative 's post 10/08/2023

Gudoomiyaha iskaashatada farshaxanka iyo warshadaha yaryar ayaa bandhiga kuso dhaweeyay madaxda kaso qeyb gashay iyo bandhigayasha Fadumo Sheikh Ali.

Category

Telephone

Address


Xamarweyn
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ILEYS handcraft and small industries cooperative posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Subscribe

We will notify you when anything happens in Mogadishu.