Wiilka Runta Runta
Soo dhawaada Asaxaabta
Dowladnimadu waxay ku tarantaa Tanaasul iyo Wadahadal dhab ah.
JIDKAAN Maku Safartay Wali
Shacabka magaalada Muqdisho oo Baanan-bax Nabadeed Kusoo Maray Wadooyinka Magaalada muqdisho Gubadleey,kaaraan,isgooyska mirinaayo,sanco,afarta jardiino,siinaay,janaraal daauud,suuq bacaad,
Taliyihii H**e Ee Nabadsugida qaranka Sanbaloolshe Dowladaan Ciidamada Wexeey Ukala saareen teamkeena iyo team-kii h**e Ee Tuugada
Cali Jeeb Kujire yaa ArkayπββοΈπββοΈ
Xaalka muqdisho mar buu saan ahaa naf iyo maalba waa loo soo huray
22/01/2021
Madaxwaynaha ballan furka badan
Madaxwaynaha aamusan
Madaxwaynaha beenta badan
Madaxwaynaha dadka ka dhex hadla
Madaxwaynaha faanka badan
Madaxwaynaha ugu kursiga jeclaa ee soo mara dalkiisa
Madaxwaynaha shacabiyadda ugu badan Iska lumiyay
Madaxwaynaha la saaxibka ah cadowga dalkiisa
Madaxwaynaha muwaadinkii doortay dal kale ka gatay
Madaxwaynaha ugu fulaysanaa ee soo mara dalkiisa
Waa kuma?
Qaar kamid ah odayaasha dhaqanka magaalada muqdisho Oo kasoo horjeeystay
Hadaladii gafka ahaa ugaaska farmaajo ku
Yiri
Dowladii maxamed siyaad barre dowlad k**a dambeyn wax fiican qabatay
Dad weyne oo la dhibaateeyo dowlada farmaajo ka hor ma arkin si bareer ah
Halkaan waa garoonka jaamcaha ee magaalada muqdisho
Hassan toop iyo Ck oo yutuber ah ayaa wax ka ciyaarayey cayaartii maanta
Lakin maxaa dhacay kadib waa lagu kala cararay garoonkii dhan
Nabadoon xaad iagaargiisa markii laxero kaliya miyuu hadlaa
Xaguu jiray markii ladilayey Eng yariisow iyo madaxdii kale ee gobalka banaadir muxuu u hadli waayey
Xiligii qalbi dhagax la dhiibayey raali buu ka ahaa
Maantana waakan afka furtay
Aduunyooy xaalkaa ba'
Alaabtaan intee ka soo gaartay aniga lacagta kunka shilin ayaan kusoo gaaray
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Yaaqshid
Mogadishu
13