Cali Baashi

Cali Baashi

Share

Welcome to my official page

21/09/2023

HOYO MCN WAAN KUGU FAANAA HOYO MCN WAXAATAHY NUURKII QALBIGEYGA HYO MCN WAXAATAHY QOFKII ANIGOO WAXBA KALA OGEYN DHAWARKA IGU SIDAY HYO MCN WAXAAT CALOOSHA IGU SOWADAY 9BILLOWD IYO SUGIISA HYO HYO MCN MAXAAD DARTEY HURDA SEYGTAY HYO MCN AWAAL KAADA MAGUDIKARO LKN MARKASTA ALLAE WAXAAN KAAGA BARYAYAAA ADUUN KA I AAD FARXAD IIGUNOOLAATO AAQIRANE JANADII FARDOOWSA AYAAN ALLE KAAGA BARYAYAAA HYO MCN HEERKAAN AAN MAATA TAAGANAHAY ALLE KASAKOW QOFKII IGAARSIYAY AYAA TAHY HYO MCN MARKASTA IINOOLOW LOVE YOU MOM

21/09/2023

Hyo mcn waan kugu faanaaa hyo mcn waxaatahy nuur kii qalbigeyga hyo mcn waxaatahy anigoo waxba eheyn qofkii heerkaan isoo gaar siyay ilaaheykasokow hyo mcn maxaad calooshaada igusiday 9biliood iyo sugiisa hyo mcn maxaad aniga darteydxanuunbadan. Usoo imartay hyo mcn maxaad dartey usoo oysay oo aad usoo dhafartay hyo mcn awaal kaada magudikaro lkn alle waxaan kaaga baryayaaa aduunka naxariis unoo kugu siyo aaqirane janadii fardoowsa hyo waan kujeclahay

21/09/2023
29/06/2023
Photos from Cali Baashi's post 29/06/2023

Ciid mubaarak

04/06/2023
18/05/2023

Haweyn wanaagsan jimca mubaarak

24/02/2023

Jumca kariim oll muslim

13/02/2023

انالله وانا اليه راجعون waxaan halkaan ugu tacsiyeynaa geeyridii kutimid tawabariihii kooxda suuq yare allaha unaxariisto geeyridii kutimid hooyadii hooya batuulo maxamed waxaan qaas ugu tacsiyeynaa cabdulqaadir Ibraahim maxamed sahro Ibrahim maxamed xamdi Ibrahim maxamed iyo dhamaan rer Awukar Ibrahim oo ugu weyn maxamed Awukar xamdi Awukar Ayuub Awukar siid Cali asma Awukar sakariye Awukar waxaan leenahy dhamaan ehel asxaab daris ayeyo batuulo maxamed allaha una xariisto qargeyda allaha uwaasiciyo janadii fardowso allaha kawaraabsho aamiiiiiiiiiiin

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu