Siraaj media

Siraaj media

Share

الحضرة النبوية

25/04/2026

حضرة المصطفى صلي الله عليه وسلم

10/04/2026

Xadrada habeenka jumcaha

09/04/2026

سيد العالمين السلام عليك
Waa habeeen jumco oo ay tahay in si gaar ah loosii badiyo xuska alle iyo xuska xabiibkiisa SCw

04/04/2026

Waa xus nabbi oo jumco walba ah iyadoo alle iyo rasuulkiisa la weyneynayo

03/04/2026

Soo dhaweyn heerkeedu sareeyo oo loo sameeyay sheekh bukhaari iyo wafdi uu horkacayay gudaha garoonka muqdisho

19/10/2024

Bismillah

Waxa ay mahad oo dhan u sugnaatay ALLE weyne oo nagu manaystay nimcooyin farabadan oo aynaan soo koobi karin.

Marka xigta waxa aan u mahad celinayaa xaaskayga qaaliga oo aan nolosha ku midownay 16/10/2024 oo maalin noo gaar ah eheed.

Sido kale waxa aan mahad balaaran u celinaya saaxiibadey qaaliga ah oo har iyo habeen igu garab taagnaa yagleelida guri Muslim ah oo runtii la'aantood aysan waxba hirgaleen abaalkiina alle ha idin gudo ana waxa aan idin leehay abaalkiina " beerka ka oksooni "

Sido kle runtii waxa aan mahad buuxda u celinayaa waalidiintayda iyo walaaladay meelkasta oo aad joogtaan waxa aan idin leehay alle ha idin kaalmeeyo Saad iigu garab noqoteen.

Sido kale waxa aan mahad balaaran u celinayaa bahdii bahdii waxbarashada guud ahaan walaalo qiimo badan, asxaab igu weyn iyo dhamaan qof waliba oo tahniyad iyo duco ila soo wadaagay mahadsanidiin waan idin ka gudoomay.

Sido kale waxa aan ka cudur daaranaya asxaabtayda qaaliga ah oo meelo kala duwan jooga oo jeclaa in ay ka soo qayb galaan maalinteena balse usaamixi waysay fursada raali galin buuxda iga hooya.

Gunaanad
Dhammaan intii ila wadaagty ducada iyo hambalyada alle ha idin ka aqbalo.

27/08/2024

Hambalyo dhamaan ardayda ka gudbay dugsiga sare ee imtixaanka qaranka fasalka 12aad.

11/06/2024

Waa loo darsaday odayga wey nagu dirayeene
Duqii lagama raysane afkaa diidayoo nacaye
𝗗𝘂𝗾𝗶𝗶 𝗱𝗼𝗼𝗻𝗮 𝗱𝘂𝗰𝗮𝗻𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗱𝗮𝗿𝗮 𝘄𝗮𝗮𝗱𝗻𝗮 𝗱𝗶𝗹𝗮𝘁𝗲𝗲𝗻𝗲,
Allow yaa inoo diga markaan duqa ku yaacaynay,
Allow yaa inoo diga markaan dacarta beeraynay.

Abshir Nuur Faarax (Bacadle)

Sheekada maanta taagan iyo tudacyada gabaygaan ma isleeyihiin

14/05/2024

Gabadhu waxa ay u samirtaa ninka faqiirka ah ee leh dareemada kala duwan iyo damqashada Halka aysan u samreen ninka hodanka ah ee waxwalba heli karo balse aan laheen damqasho iyo diirnax.

Ma jirtaa?

01/05/2024

Raggu dumarka waxa ay u yihiin tiir dumarkuna ragga waxa ay u yihiin hooy/dhab

19/03/2023

Waa siyaaradii sheekh mohamed bukhaari uu ku tagay magaaladii rasuulka madiinatul mustafa SCW.

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Mogadishu