Abwaanad zuleikha
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abwaanad zuleikha, Health/Beauty, Mogadishu.
24/02/2023
Waqtigu waa macalinka kaliya ee aan aminsanahy🥰
Ilaa aan katagaayo dunidan🏃♂️
In uusan kadaalayn inuu wax ibaro📚🖍
Casharadisuna wey kala adag yihiin🥺
Cutuba cutubka xiga wuu ka adag yhy😥
Siday u adag yihin casharadaasi
Baan Ana u adkaada goorti aan fahmo🥰❤️
Durufta mar baan nacaa
Daryeelka mar baan tabaa
If kaba doorkan mudnaa
Mar baan doona wacnan
19/06/2021
13/03/2021
Boqorka umada soomaaliyeed guul io gobanimo
05/11/2020
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Mogadishu
WW