ogaalka jiilka cusub
ogaalka
20/11/2022
Qatar πΆπ¦ manta waxa ay dhigeysaa taariikh aan weligeed horey loo dhigin waa markii ugu horeysy furitaanka koobka aduunka lagu furi doono aayadaha quraanka kariimka ah
Sido kale waxaa lagu casuumay daaciga weyn ee islaamka sheikh Dr Zakir Naik oo halkaas ka jeedin doono qud bad ku saabsan micnaha islaamka
Dhanka kale wax yaabaha la mamnuucay waxaa ka mid ah
1. Cabida Qamriga
2. Qumu luudnimda
3.in aan la ciyaari Karin xiliga salaada
Iyo wax yaaba kle
Qatar ayaa arintaan waxa ay kala kulanty dhaleeceyn fara badan oo kaga timid reer galbeedka
Waxa ayna umuuqata mid dhaleeceyntaas iska dhega tirtay kuna adag diintooda iyo dhaqankooda
Masha Allah
Haduu qoraalkan ku soo gaaro soo qor
ππ
Haa waa ifahamey
11/11/2022
Maanta oo kale loo bax sadaa baxasha
11/11/2022
Dhahar gobalka sanaag
11/11/2022
: Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa booqday lana kulmay ciidamada Cirka Soomaaliyeed ee ay tababartay dawladda Eritrea, kuwaas oo qeyb ka ah 5,000kun Askari oo Madaxweyne Farmaajo wareejiyey galkooda.
Madaxweyne Xasan ayaa horey u sheegay in la iibsaday, dagaal Shisheeye la gashay, balse maanta ayuu la kulmay iyagoo u diyaar garoobaya dib u laabashada dalkooda, dhameystayna tababaro sare.
Waa cutubkii ugu horeeyey tan iyo qaranjabkii Soomaaliya, ee ciidanka cirka oo si casri ah loo tababaray, kuna soo laabanaya Soomaaliya.
Dowlada cimaaraadka carabta ayaa keensatey guryo kasameysan kun teenaro sey udegaan
See u araktaa muwaadhin
09/11/2022
Waa xili habeen nimo waxaa meel wanaagsan marayaa dib udhiska wadooyinka magaalada baydhabo
Kani waa pageka ramsgate ah ee ogaalka jiilka cusub
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Abudwak, Galgaduud
Mogadishu
252