Barashada cilaan saarka

Barashada cilaan saarka

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Barashada cilaan saarka, Health/Beauty, Mogadishu.

Photos from Barashada cilaan saarka's post 01/01/2022

Ogaysiis waxaanu bilaabaynaa Kooras bilaasha,
5dollar oo diwaan galin ah ayuun baad iska bixinaysaa

Laba bilood ayaad ku baranaysaa cilaanka noocyadiisa Kala duwan.
Hab online ah ayaad kubaranaysaa adoo gurigaaga jooga ama shaqdaad

Diwaan Galintu way socotaa yaan lagaa buuxin fursada ee isdiwaan gali si aad uga mid noqoto ardayda cusub

10arday ayaanu u baahanay ee kafaaiidayso oo ka mid noqoto ardayda cusub✍

Whatsap nagalasoo Xidhiidh 0637054034

Photos from Barashada cilaan saarka's post 03/11/2021
Photos from Barashada cilaan saarka's post 01/11/2021

Ogaysiis waxaanu bilaabaynaa Kooras
Bilaasha
Diwaan galinta ayuun baad iska bixinaysaa

Waxaad ku baranaysaa hab online ah adigoo gurigaaga jooga ama shaqadaada

Diwaan galintu way socotaa

10arday ayaanu ubaahanay
Oo kafaaiidaysta fursada

Yaan lagaa buuxin ee h**e isu diwaan gali
Oo faaiidayso adigoo gurigaaga jooga ama shaqadaada

WhatsApp nagala soo xidhiidh 0637054034

Photos from Barashada cilaan saarka's post 11/09/2021

Waxaanu idiin diyaarinay decoration noocyadiisa kala duwan sida

Qalin jabinta
Afartan baxa
Aroos yada
Dhalashada

Idinkune dalabka
Anagune quxurda
WhatsApp nagala soo xidhiidh 0634729876

Photos from Barashada cilaan saarka's post 30/08/2021

Ogaysiis waxaanu bilaabaynaa Kooras bilaasha

Diwaan galintu way socotaa
Koorasku waa bilaash diwaan galinta ayuun baad iska bixinaysaa

Laba bilood ayaad ku baranaysaa cilaanka nooyadiisa kala duwan

Hab online ayaad ku baranaysaa
(maqal iyo muuqaal)


Shuruudaha lagaa rabo

1 waa inay kaa go , naataa inaad kafaaiidaysto fursadan

2 soo diyaarso buug iyo qalin

3samayso wakhti aad soo diyaariso casharka

WhatsApp nagala soo xidhiidh 0637054034

Nagu soo biir oo nagala guulayso 💪💪💪

3

Photos from Barashada cilaan saarka's post 31/05/2021

Ogaysiis waxaanu bilaabaynaa Kooras bilaasha
3/6/2021
laba bilood ayaad ku baranaysaa cilaanka

Hab online ah ayaa lagugu darayaa si fudud

Adoo gurigaaga jooga ama shaqadaada

Diwaan galinta ayuun baad iska bixinaysaa

Kafaaiidayso jaanisku
Oo ku guulayso khibrad ku anfacda

Diwaan galintu way socotaa yaan lagaa buuxin

WhatsApp nagala soo xidhiidh 0637054034

Photos from Barashada cilaan saarka's post 27/03/2021

Ogaysiis waxaanu bilaabaynaa Kooras bilaash is diwaan galintu way socotaa koorasku waa bilaash diwaan galinta ayuun baad iska bixinaysaa
Laba bilood ayaad ku baranaysaa cilaanka
Hab online ah ayaad ku baranaysaa
Maqal iyo muuqaal

Diwaan galintu way socotaa yaanay kaa buuxsamin
WhatsApp nagala soo xidhiidh 0637054034

Category

Website

Address


Mogadishu