Qaali Dumar

Qaali Dumar

Share

international relationship

16/10/2024

Dhulkaaga beero πŸ‡πŸˆπŸˆπŸ‰πŸŠπŸŒπŸπŸŽπŸπŸ‘πŸ’πŸ“πŸ«πŸ…πŸ«’πŸ₯₯πŸ₯‘πŸ†πŸ₯”πŸ₯•πŸŒΆπŸ«‘πŸ₯’πŸ₯¬

12/10/2024

β€œCalanka Soomaaliyeed oo 70 jirsaday, waa astaan qaran, midnimo iyo madax-bannaani, waxaana ku faaneynaa taariikhda aan wadaagno ee halganka iyo dadaalka loo galay in la gaaro xornimada iyo gobanimada Soomaaliyeed.”

10/10/2024

Build yourself by yourself for yourself.✍️

14/09/2024

Alhamdulillah for everything πŸ’š

01/09/2024

Never beg to be loved✍️

28/08/2024

Qofku markuu garto qaladkiisa ayuu wax sixi karaa intuu inkirsan yahay wax walba waa sii xumaanayaan, naftaada fiiri oo aqbal qalad kastood leedahay.πŸ’―

Subax wanaagsan✍️

04/03/2023

GeenyoπŸ₯°

20/01/2023

Eebeheen Wax Uusan Awoodin Malahan Bal Hayawaanka Ayaaba sidii Bini aadamkii Usameysan Ma Hadli karaan hadey hadli lahaayeen .. Wax walba alle ayaa ka weyn☝️

05/09/2022

Kalsoonidu waa dareen
Kashaada ka soo fuloo
Kolkaanay docdaada ool
Si baad u kurboonaysaa
Kadeed baad mudanaysaa
Afkuna kalaam uu yiraa
Kun mayl buu ka doonayaa.βœπŸ–‹

14/01/2022

π™ƒπ™–π™™π™žπ™ž 𝙖𝙖𝙙𝙖𝙣 π™šπ™π™šπ™šπ™£ 𝙦𝙀𝙧𝙖𝙖
𝙣𝙀𝙦𝙀 π˜Όπ™¦π™§π™žπ™¨π™©π™š π™¬π™–π™£π™–π™–π™œπ™¨π™–π™£

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Mogadishu