Safiir hassan mohamed

Safiir hassan mohamed

Share

welcome everyone this page is a new page , we will tolke something is good our soceity.

Photos from Safiir hassan mohamed's post 16/10/2023

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaaa maanta furay Hannaanka Jiheynta Dowladnimada Casriga ah ee Soomaaliya.

Aqoon is-weydaarsiga Hannaanka Jiheynta Dowladnimada Casriga ah ee Soomaaliya oo soconaya muddo labo maalmood ah, ayaa waxaa ka qeyb galaya dhammaan xubnaha Golaha Wasiirrada, khubaro caalami ah iyo Madax aqoon durugsan u leh horumarinta iyo casriyeynta dowladaha.

16/10/2023

Qasaay waan oo yayaa, dhibkana waan ku laqabaa:

16/10/2023

_Laftagareen -Fadlan -ka-qaad-xayiraadda-ceel-barde, hadiikale wixi ka dhasha oo cawaaqib xuma"ah adiga ayaa qaadaaya masuuliyadeeda,

15/10/2023

My village

12/03/2022

Faisal Ali waraabe, msxaad ka aaminsantahay.

09/03/2022

Labadaan hugaamiye yaad codkaada siin lahayd anigu koleey mid ayaan doortay, adiga ayaa dhiman.

07/03/2022
21/02/2022

Really it was a beautiful day .

21/02/2022
15/02/2022

In dhahaydu meel fog ayeey eegayaan lakiin caqabado ayaa igu xeeran,

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address


Mogadishu