Gaashan media

Gaashan media

Share

welcome to peg

26/02/2024

Ramadaan is coming son

24/01/2024

Ciidanka Xoogga Dalka iyo Geesiyaasha dadka deegaanka ayaa saaka cashar lama iloobaan ah Khawaarijta ugu dhigay magaalada Caad oo ay isku dayeen inay ku soo qaadaan weerar.

Ciidanka Qaranka iyo Geesiyaasha oo u diyaarsanaa dhagarta Cadowga ayaa dhabarka ka jabiyay qorshihii Khawaarijta.

Saraakiil ka tirsan Dawladda oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in haatan Cadowga Khawaarijta lagu sii baacsanayo bannaanka magaalada laguna daba joogo firxadkooda.

Ciidanka Dawladda iyo geesiyaasha dadka deegaanka ayaa horay si buuxda ula wareegay magaalooyin badan oo ka tirsan gobalka Mudug kuwaas oo ay ku jirto magaalada Caad.

La soco goor dhow faah-faahin dheeraad ah Insha Allah .

05/01/2024

Wada niyada ayaa ka kentay dagalka wallhi wan nin dhiig leh oo ku dayasho mudan 🇪🇹maha mid an ka Yeli Karno midaas

20/12/2023

Aan si wada jira ugu Tacsiyeyno Khadiijo O qaranka in mudo ah uso shaqesay.

Alle haku Naxariisto Mamo Khadiijo 😢

27/01/2023

warin laga naxo waa wil yar oo la jirdilay Laguna so turay wada qof ki so turay na oo ka carar bal dawo video gan

12/01/2023

Shanta somalia kaligey ba ku filahn guul

12/01/2023

Sobaxa banan baxa aad nee shacabka somalia

10/01/2023

Dhamadka khawarijta maka qeyb qadatay ciribtir ka shabaab?

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address


Mogadishu