Cishqi.com

Cishqi.com

Share

Bogga Arimaha bulshada, qoyska iyo jaceylka

05/05/2024

Ka waran erayadaan haddii uu qof aad jeceshahay kugu dhihi lahaa maxaa dareemi lahayd?

Nala wadaag aragtidaada.

Ku soo biir boggeena Instagram: https://www.instagram.com/cishqicom?igsh=MTUyMTRnc3RkYTJudg==

TikTok · CISHQI 17/06/2023

Best Hindi Af Soomaali ah. Erayo aanan caadi ahayn:

TikTok · CISHQI Schau dir das Video von CISHQI an.

22/04/2023

Buug aan caadi ahayn oo weliba free misana aan ugu talo galnay akhristayaasheena ku xiran Cishqi.com.

Ka akhriso bogeeena: https://www.cishqi.com/

Shalay waxaan ku lumay indhahaaga Part one 06/12/2022

Shalay waxaan ku lumay indhahaaga Part one

Shalay waxaan ku lumay indhahaaga Part one Shalay waxay ahayd maalin qurux badan maantase waa maalin ka sii qurux badan. Shalay waxay ahayd maalin farxad badan maantase waa maalinta ugu farxada

Qiso yaab leh: Maal, Guul iyo Jacayl 25/09/2022

Qiso yaab leh: Maal, Guul iyo Jacayl

Qiso yaab leh: Maal, Guul iyo Jacayl Qiso yaab leh, waa maxay farqiga u dhexeeyo Maal, Guul iyo Jacayl? Qisadaan ayaa ah qiso yaab leh kana kamid ah qisooyinka ugu cajiibka badan ee ka baxa

Erayo jaceyl oo gaaban gaar ahaan kuwo romantic ah 08/09/2022

Erayo jaceyl oo gaaban gaar ahaan kuwo romantic ah oo ay isu diri karaan lamaanaha sida dhabta ah isu jecel.

Erayo jaceyl oo gaaban gaar ahaan kuwo romantic ah Waxaaad dooneysaa inaad lamaanahaaga u dirto erayo jaceyl oo gaaban gaar ahaan kuwo romantic ah oo qiiro leh, qalbigana soo jiidanayo, hadaba waxaad

Samirka iyo Dulqaadka badan waxay sababaan sidaan 05/09/2022

Faaiidooyinka qofka samirka iyo dulqaadka badan: Ka waran adigoo single ah, haddii laguu guuriyo qofka riyadaada ah, qofka kaliya ee maankaaga ka dhaadhacayo? Waxaa dhihi lahayd wow, waxaan dareemi lahaa amaan iyo farxad aan inaba caadi ahayn. Hadaba halkaan ka bogo faaiidooyinka qofka samirka badan:

Samirka iyo Dulqaadka badan waxay sababaan sidaan Faaiidooyinka qofka samirka iyo dulqaadka badan: Ka waran adigoo single ah, haddii laguu guuriyo qofka riyadaada ah, qofka kaliya ee maankaaga ka

Lamaanaha is jecel waa kuwo leh calaamadahaan 05/09/2022

Maxaa lagu gartaa lamaanaha is jecel ee guulaystay ama kuwa is qaba ee ku nool dhalanteedka? In aad kala garato lamaanaha is jecel iyo kuwa dhalanteedka ah uma adko sida aad umaleyso, maxaa yeelay lamaanaha sida dhabta ah isu jecel waa kuwo ka duwan lamaanaha kale, waxayna leeyihiin calaamadaan:

Lamaanaha is jecel waa kuwo leh calaamadahaan Maxaa lagu gartaa lamaanaha is jecel ee guulaystay ama kuwa is qaba ee ku nool dhalanteedka? In aad kala garato lamaanaha is jecel iyo kuwa dhalanteedka

Lamaanaha is jecel waa kuwo leh calaamadahaan 05/09/2022

cLamaanaha is jecel waa kuwo leh calaamadahaan

Lamaanaha is jecel waa kuwo leh calaamadahaan Maxaa lagu gartaa lamaanaha is jecel ee guulaystay ama kuwa is qaba ee ku nool dhalanteedka? In aad kala garato lamaanaha is jecel iyo kuwa dhalanteedka

Erayo xikmad leh oo aanan caadi ahayn – We Somalia 27/08/2022

Ma akhrisatay erayadaan xikmada leh ee cajiibka ah, haddii ay jawaabtaadu maya tahay hadda akhriso. Runtii waa erayo wax badan kaa saacidayo noloshaada:

Erayo xikmad leh oo aanan caadi ahayn – We Somalia Ma akhrisatay erayadaan? waa erayo xikmad leh oo qoraal ah gaar ahaan erayo sarbeeb ah oo cajiib ah, erayo marka aad aad adeegsato laguugu

Erayo sarbeeb ah gaar ahaan kuwo xul ah – We Somalia 20/08/2022

Baro erayo sarbeeb ah gaar ahaan kuwo aanan caadi ahayn:

Erayo sarbeeb ah gaar ahaan kuwo xul ah – We Somalia Waxa uu ii soo diray erayo sarbeeb ah gaar ahaan kuwo jaceyl ah, anna waan fahmay waxa uu iga damacsan yahay. Intaa waxaa dheer erayadaasi

Sida Miisaanka Loo Dhimo 7 Maalmood Gudahood 11/07/2022

Sida Miisaanka Loo Dhimo 7 Maalmood Gudahood

Sida Miisaanka Loo Dhimo 7 Maalmood Gudahood Sida miisaanka loo dhimo ama loo yareeyo: Maxaa kamid ah waxyaabaha miisaanka yareeya? Suurto gal ma tahay in aan 7 maalmood gudahood aan ku jaro

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Address


Maka Al Mukarama Street
Mogadishu