Som Super Skin

Som Super Skin

Share

Make Your Skin Shine

09/10/2023

( Normal And Dry Skin Routine)

1. Cetaphil Gentle skin cleanser 236ml( Subaxdi iyo Habeenkii kudhaqeysa wajiga iyo jirkaba)

2. Cetaphil Moisturising Lotion 236ml face and body lotion lightweight 24-hour moisturising (lotion wajiga iyo jirkaba marsan karto).

3. Cetaphil Daily Defence moisturiser SPF50 50g Suncream ☀ ( Wajiga: Qoraxda difaace iyo Kareem wajiga ah ).

Isticmaali kooda kadib waxad heleysa:

1. Maqaarka aan qaleyl iyo xasaasiyadda laheyn.
2. Maqaarka ifaya, jilicsan oo siman.
3. Aan gadgaduud laheyn, oo difaac buuxa leh

05/10/2023
05/10/2023

WAXA AY IDINLA DIYAAR TAHEY
SKIN CARE ORIGINAL AH
NAGALA SO XARIIR MACMIIL
📞 0610998585/0616905959
AMA WHATSAPP👇
https://wa.me/252610998585

Photos from Som Super Skin's post 04/10/2023

CeraVe blemish control cleanser 236ml.
Kufiican maqaarka, Finanka, haararaha, Dufanka Badan iyo dhammaan hagaajin maqaarka, iyo waliba xoojinka difaaca maqaarka.!!

Kafaaideyso qiimo dhimis kujiraa.
Qiimaha =$22.

Photos from Som Super Skin's post 03/10/2023

WAXA AY IDINLA DIYAAR TAHEY
SKIN CARE ORIGINAL AH
NAGALA SO XARIIR MACMIIL
📞 0610998585/0616905959
AMA WHATSAPP👇
https://wa.me/252610998585

03/10/2023

(Mataanaha Maqaarka)
Hadi aad leedahey maqaarka Qalalan ama Normal ama isku jir ah way kugu haboon yihiin isla isticmaali ka 2daaan .

1. Cetaphil Daily Defence moisturiser SPF50 50g Suncream ☀ ( Maalinti cleanser ka kadib).

2. Cetaphil Rich night Cream 50g ( habeenkii cleanserka kadib was kuseexaneysaa)

Kadib isticmaali kooda waxaad heleysaa
■Maqaar difaaac leh oo aysan wax yeelayn falaaraha qoraxda.
■ Maqaar aan xasaasiyad laheyn
■ Maqaar aan qaleylka laheyn, Siman oo aan Madmadow iyo haaro laheyn

F.G. la listicmaal cleanser ama face Wash ku haboon Maqaarkaaga .

Som Super Skin

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address


Hawl Wadaag
Mogadishu