Santi & ileyz
Lov no
♥️♥️♥️♥️♥️♥️
13/08/2022
Xupi adeygu xeeran
Xiskayga ada ku howlan
Adaa xididada waraabsha
Niyada adiga xad reeyey
Wanaag adigaygu xeersha
Wadnaha adi abaarey
Anaa adi kuu jecel dunida
Ifkaba intaan nuuxsanayo
Ahow wehelkygaa
***********************
♥️
Xubiga aan xijino
Cidii ka xun oo xasdaysa
Nabiibka xogtena gooba
Usheeg Inan nahay
Kuwii xooray Adana erey Soo Maro afkiisa
************************
♥️
Lubiga adigaa ku milmay
Lovekana adigaa I dhadhansiyy
Adiga udub u ah oo hagayee
Hormarkiyo wada jirkayna
*****************************
♥️
Anaa adi kuu ah kaamil
Adaa ana ii ah kaasif
Koonkana intaynu joogno
Labaynuhay laasinkooda
Lilaahi isu doortey
Ladnaan libtooda ku gaaray
Laamaha 🥀cishqigooda beermay
Harsada leedhiyo qabowgga.
♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
My nolosheyda 💯♥️
13/08/2022
Santi & ileyz Lov
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Mogadishu