Bar baarinta bulshada
Asad Aarshe
Ninka dunida ugu faqiirsan waa kuma
Maxaa kala qabsaday yaraanka iyo curadka
Hooyooyinkii jcylaa ku dhacay
Wax kadheh
09/10/2019
DAD QURAYNU NAHAYOO. INAAN HESHIINO MAXAAD KA DHIHI LAHEYD?
Somaliland iyo Somalia waa dad hal luqad hal diin hal dhaqam wadaaga maxaynu isku maagnaa oo isku dhibateynaa aduunkan wax walbo sabar baa lagu xaliyaa een an is wada cafino si alle noo cafiyo hadi kale dhib k**a baxayno midnimo ku baaqeynaa dad isku baahan baynu nahay.
Soomaaliyeey aynu hurdada ka kacno
XITAA CAASIMADA SI KU MEEL GAAR AH HA LOO RARO HARGEYSA HADDEYBA WAX SOCONAAYAAN
Maxaa ka aamin santahay jcylka nuucaana love saar please page kana like hakabilaawin
Wooow m.a saanaa
Wadaadadiid saanaa udambeeysay asxby wax ka dhaha like and share
08/10/2019
Magaalada Manchester oohintii runta aheed ayaa taalo sanadkaan wili lamasheegin 2013 ilaa hada laba Manchester oo halmar lagaraacay lkn isbuucaan gudihiisa ayaa ku dhacday
Jawaab ta isku daya asxby me awoowe
08/10/2019
Breaking
Asxby waxaa soo yeeray in kooxda United ay sheegteen in premier league aay qaban doonto hogaan kiisa inta ka dhiman hor yaalka wax ka dhaha 1 ilaa 2
08/10/2019
Deg deg
In Axmed madoobe uu isku so sharax xilka madax weeyne ee 2022 dalka Somalia
Maxaa ka dhaheeh siin asxby
Like and share
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Mogadishu