Bobijey
Wara
15/07/2025
DEG-DEG:
🚨 Bayern Munich ayaa dalab rasmi ah kasoo gudbisay Luis Diaz oo ka tirsan Liverpool. Dalabka Bayern ayaa gaaraya €67.5m; isla markiiba maanta waa ey diiday.
Liverpool ayaa xidiga ku qiimeeneysa €100m+ laakiin kuwa raba ayaa sido kale laguwargeliyay in eysan qorsheeneynin in ey iibaan. Cayaaryahaanka reer Colombia ayaa si cad usheegay in uu doonayo inuu ka tago kooxda. Iibmaaha dee ama 100m
16/10/2024
إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ
Waxaan Qowska iyo Qaraabadaba uga tacsiyeynayaa geerida Nabadoon Abshir Kaariye Culusow (Abshir ilyare). Nabadoonku waxa uu ahaa nin ku sifoobay nabada, dad jecel iyo isku wadka dadka islamrkaana udub dhexaad u ahaa odoyaasha dhaqanka beesha.
Naxariistii Janno Allaha ka waraabiyo anakana Samir iyo Iimaan Allaha naga wada siiyo, gadaashiisna Alle nama fitneeyo.
Waaweynka meshaan majogan tolow shekada duduble iyo cali gari o saxan nagadaba geeya jaw
Waxa soyeeraya dhagaha uma fcna e allow amuuraha sahal
Wa yaabay ee ma ilayaabantihiin ragii intee lowadaaa
Faarax to xaliimo subxaanalah
21/07/2024
Hamblyooo hambyooo waxan halkan ugu hambalyeynaya wallkey Ahmed Mo Hassan
Oka qalin badashay jamaca zimad heerka kowaad
Alaha kugu anfaco cilmiga aadbaratay
20/06/2024
Mabruuuk alfa mabruuk walalkey Mahad Yalax
Areey mahaan qarashbaa galay
Ka kuda maha rati ratigana maahe. LOL
انا لله و انا اليه راجعون
Allah u naxariisto walaalaha naga geeriyooday.
Amiin
Markan dhageeysay wan u riyaaqay masha alh
Yaaa yaaa ar facebook maxa daaray ya ani cml umaleeyey inlagu yaacay hhh
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Mogadishu