Mr.honest

Mr.honest

Share

page is the best one page

07/09/2022

Money is the power in the world

06/09/2022

K

23/11/2021

FIFA ayaa shaacisay Xidigaha u sharaxan Abaalmarinta Xidiga ugu fiican Aduunka,waxaana ku tartamaya sanadkan ragaas,Yaa ku guuleysan doona

🇫🇷 Karim Benzema
🇧🇪 Kevin De Bruyne
🇵🇹 Cristiano Ronaldo
🇵🇱 Robert Lewandowski
🇦🇷 Lionel Messi
🇧🇷 Neymar
🇳🇴 Erling Haaland
🇮🇹 Jorginho
🇫🇷 N’Golo Kante
🇫🇷 Kylian Mbappe
🇪🇬 Mohamed Salah

23/11/2021

DAWLAD U HIILISAY SHACABKEEDA

Abdisamad Mohamed waa 16jir xoolahii uu raacayay ay kaga dhinteen abaarahii El-Nino ee 2017.

Dawlada Somaliland, waxa ay soo dajisay Berbera, waxa ay siisay meel uu seexdo, waxana ay u tababartay in uu kaluun kala soo baxo bada Berbera.

Abdi oo hada ka qureecanaya makhaaxi iibisa shaaha iyo qureecda, ayaa ku kaluumaysta doon ay leedahay dawlada hoose ee Berbera.

Sawirka ayaa waxa ka qaaday Tommy Trenchard oo u shaqeeya New York Times.

Photos from Maxamed Haldoor's post 22/11/2021
22/11/2021
Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address


616159062
Mogadishu
9062