Miski Cosmetics Shop

Miski Cosmetics Shop

Share

Dukaan kaan waxaad ka heli kartaa, Kareem yada lagu qurxiyo JIrka, sida Wajiga, Jirka oo dhan. Sido

07/08/2021

Dadwaynaha sharfta leh ee deggen xaafadda oodwayne iyo nawaaxigeeda , waxaa lagu wargelinayaa in dhawaan laga furi doono xaafadda, Dukaan lamagac baxay "Miski Cismetics Shop".

Waxaad kaheli doontaan, dhammaan baahida la xiriirta "Body care, Performs and makeup.

Waxaa kale oo muhiim ah in aad ogaato qiimaha in aad uga maarmi doonto in aad usafarto Bakaaraha.

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Mogadishu
252