Asfah Beauty

Asfah Beauty

Share

waxaad ka heleysaa Asfah beauty saliido dabiici ah iyo wax walbo kaa caawin kara in aad hesho timo caafimaad qaba oona kuu baxa.

14/02/2021

Saliid qumbe saafi ah iyo saliida dacaarta oo daaweyneysa timaha aad ka u gurma ama u go'a waxaad ka heleysaa Asfah Beauty .

09/02/2021

Saliid qumbe saafi ah kaso dalbo Asfah Beauty
Waa saliid la hubo tayadeeda aad na u caraf badan. Mar haddii aad barato na aadan mid kale raadin doonin.
0619234544 qofki u baahan number kaan hainagala so xiriiro.
Mahadsanid

Photos from Asfah Beauty's post 13/12/2020

Waa diyaar. Alaabihi tinta...

Halkaan ka ogaaw waxyaabaha keeni karo iney timaha aad kaaga go'aan. 03/12/2020

Waxyaabaha sababa in tinta aad u go'do.

Halkaan ka ogaaw waxyaabaha keeni karo iney timaha aad kaaga go'aan.

Photos from Asfah Beauty's post 01/12/2020

Shukumaanki timaha lagu qalajinaaye wa diyaar. Ma cusla si fudud na tinta wuu kuugu qalajinayaa. Soo dalbo waa hubaal in aad ka heli doontidee.

Photos from Asfah Beauty's post 01/12/2020

Aloevera and neem oil

1- Saliidaan wexey kaa joojineysaa tima go'goa.
2- Wexey kobcisaa tinta
3- wexey daweysaa agoolka iyo cuncunka lafta madaxa
4- wexey bixisaa injirta
5- wexey yareysaa aflaaqada tinta ku dhacda.
Faaiidadeeda halkan laguma soo koobi karo. Soo dalbo soona tijaabi adigaa arki doonee.

Photos from Asfah Beauty's post 01/12/2020

Saliid qumbe 💯 nadiif ah, waxaad ku
1- darsan kartaa cuntada
2- marsan kartaa tinta
Tinta wexey siisaa dhalaal, tinta wey bixisaa, wexey ka dhigtaa jileec. Tinta wexey u so celisaa culeyskeedi.
3- waxaad ugu masaajeyn kartaa nuunaha, ka bilow maalinku dhasho ilaa u ka weynaado.
4- waxa kaloo ku masaajeysan karo dad ka waaweyn. Maqaarka wey qoysaa, wexey ka dhigtaa jileec liisho.
5- wexey bi'saa finanka kuleelka ku yimaada iyo gubashada xiliyada kuleyka.

Hala moogaanin family gaaga in ay joogteeyaan isticmaalka saliida qumbaha.

Photos from Asfah Beauty's post 01/12/2020

Macamiisha sharafta leh waxaanu kuu heynaa 💯 saliido dabiici ah oo aan anaga sameynay soo na tijaabinay kuna faaiidnay. Soo dalbo adna aad ku faaiididee.
Nambar kaan 0619234544 inaga la soo xiriir/xidhiidh
Mahadsanid.

Dear customer we have for you 💯 home made pure oils for your hair. If you have been suffering with hair loss, we have got the solution for you. Reach out to us through this number. 0619234544

Thank you.

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Wadada Dabka
Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 20:00
Tuesday 08:00 - 20:00
Wednesday 08:00 - 20:00
Thursday 08:00 - 20:00
Saturday 08:00 - 20:00
Sunday 08:00 - 20:00