BAKAR Ali

BAKAR Ali

Share

BAKAR Ali

28/12/2021

MA OGTAHAY: Dida iyo Cafu inay yihiin kaliya labada ciyaartoy ee taariikhda kubbada cagta soo maray misane kuwada guuleystay Copa libertadores, champions league, koobka Kooxaha aduunka iyo koobka aduunka 🇧🇷.

27/12/2021

😁😁😁

27/12/2021

Ilhaan Omar ayaa sheegtay in Madaxweynaha waqtigiisi dhamaaday ee Farmaajo la joogo xilligii uu xilka ka tegi lahaa.

“Farmaajo sannad ayaa ka soo wareegatay muddo xileedkiisa, waxaa la jooga waqtigii uu meesha ka bixi lahaa” ayay tiri Ilhaan.

27/12/2021

Dowladda Maraykanka oo digniin culus soo saartay

“Maraykanku waxuu diyaar u yahay inuu tilaabo ka qaado kuwo hortaagan nabadda Soomaaliya, iskudayga shaqada looga joojin rabay Ra’iisul Wasaare Rooble waa mid walwalkeeda leh, waxaan taageersanahay dadaalka uu Rooble ugu jiro qabashada doorasho deg deg ah oo lagu kalsoonaan karo,
Dhammaan dhinacyada waa inay ka fogaadaan falal iyo haddallo xaaladda uga sii dari kara”.

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address


Mogadishu