Fadima Abdi Yusuf
��� Somalia ���
05/11/2023
2sano ka hor maanta oo kle 5/11/2021 wxaa nolasheyda kusoo biiray nuurka indhaheyga iqro cdey allow ii dhowr cimri dheer , cafimaad iyo cibaado suban ii sii allow heyga qadin DHALASHO WCN HOOYO MCN IQRO CDEY SANADO BADAN JIR OO JOOG🤲🤲🤲🤲🤲🌹♥️😘🌺♥️🌹🌹🤲
14/10/2020
😭😭😭
3 Sano Kadib 14 OCTOBER qaraxii soobe ee magaalada muqdisho xasuus murugo leh oo naxdin leh
Waa dhab xaqii ayaa u yimid hooyadood markii qarax lagu hoobtay ka dhacay isgoyska caanka ah ee soobe muqdisho.
Bal qiimee goob hooyadaa ku sugnayd oo ay noloshaada ku maarayn jirtay markii tani ka dhacdo.
Labadan wiil maaha qaan-gaadh orod ayey ku yimaadeen halkii ay ku ogaayeen hooyadood macaan, lkn waa goob dhalan badalan-tay burbur dhiig laf jiidh maryo dhiigleh ayaa goobta yaala.
Ilmada xajin maysid markaad waalid adeec tahay, u fiirso waxa murugo iyo ciil oogadooda ka muuqata.
Jacayl hooyo waa kan ku kalifay inay kartoon ku ururiyaan hilbo gubtay oo ay ka gureen halkii hooyadood fadhiday.😭
Waxay Eheed Maalin Dad badani Ay Wayeen Waalid Iyo Walaal Gabalkuna ugu Dhacay Ayagoo aysan Arag Qofkii ay Radinayayen Intii ku Dhimatay allah yarxam
Fadlan share Gare. Una Duceey 😭
12/10/2020
12-ka October - Maalinta Calanka Soomaaliyeed.
Ardayda Dhigata Dugsiga Banadir Zone ayaa soo agaasimay munaasabad kooban oo lagu xusayay Maalinta Calanka Soomaaliyeed 12-ka October taasoo ka dhacday xarunta kaaraan (1)
Hambalyo dhamaan umadda soomaaliyeed
03/10/2020
Casharkii 1aad Midwifery (Umuliso)
Waa maxay Midwifery Ama (umuliso)
Umuliso marka aan si kooban uqeexno umuliso waa shaqsi aqoon iyo xirfad uleh dhalmada iyo daryeelka hooyada iyo canugeeda umulisada aqoonta leh waa badbaadada hooyada iyo canugeeda,
Traditional Birth attendent (Umuliso dhaqameed)
Waa qof kashaqeeya goob caafimaad gaar ahaan kuwa lagu dhalo lakiin aanan laheeyn wax cilmi ah oo ku aadan shaqadaas xirfad xumada kadhalata umuliso dhaqameedka waxey keentaa ama sababtaa in malaayin hooyooyin ah ay udhintaan ama ay u naafoobaan xirfad xumadaas. xirfad xumada ugu badaan ee heeysta umuliso dhaqameedka waxaa kamid ah,
■Malaha wax cilmi ah oo ku aadan shaqadaas
■Makushaqeen karaan qalabaadka wax lagu dhaliyo
■Haddii uu dhiig bax yimaado maheystaan wax dhiig joojin iyo dawooyin kaleba ah
Cashirkaan waxa uu no noqon donaa taxane si aad ula socoto cashirada taxanaha ah fadlan ku xirnow page ka Drs fatima abdi
Qof kasta oo cashirkaan arka ha share gareeyo
Share dheh
02/09/2020
👉Mention soo dheh qof shaaha aad ujecel❤
....👍Like sar hadaad ku cusubtahay pagekaan mhdsanid❤❤❤
29/08/2020
One day I.a
Asc asxaabeey see thiiin kulanti danbo oo xiiso leh
Todobaadkaan oo kaliya imise qof ayaa la dilay, la qarxiyay, la qalay, la dhaawacay. Imise qof ayaa haween ka ahaa, imise ayaa caruur ka ahaa, imise ayaa aqoonyahaan ka ahaa, mise ayaa askari qaran ahaa, hadii ay noo nool yihiin maxeey guulo na gaarsiin lahaayeen.
Geeridu waa xaq, qof walba waa dhiman lkn yaa dilay, maxaa loo dilay, yaa loo ciqaabay, yaa loo haayaa, yaa ka hortagaya kuwa hada lagu socdo, cidna intaasba xal uma heyso. Waxaan ogahay guryo ay dorraad tacsi ka jirtay saakayna ay nolasha caadi ka tahay, dariskana caadi ka tahay, asxaabtana sidoo kale, dowladii iyo siyaasiintiina sidoo kale, waa laga aamusay waana la iloobay dhamaantood Alle ha u naxariisto.
Muddo 30 sano ayaa ku soo jirnay walina waa ku sii jireynaa hadii aan sidaan wax laga badalin. Mareykanka hal nin oo madow ah ayaa xaq darro loo dilay waa kuwaas cadaan iyo madow 24 saac banaanada taagan oo ay cadaalad ku raadinayaan annagana gaari ay saaran yihiin maras oo haween iyo caruur u badan ayaa la qarxiyay nolashana caadi ayey noo tahay 8 dhaqaatiir ah ayaa la dilay nolashu caadi ayaa noo tahay waliba dil fool xun.
Waxaan is weydiiyaa, yaa dadkaan sixray, yaa damiirkii ka qaaday, dadnimadii xagee ka aaday, miyaanan ilaaheey ka cabsan, miyaanan ogeyn in berri gurigayna ka dhici doonto, sidaan miyaa rabnaa inaa sii ahaano😭😭😭.
Shacabku hadii ay iskaashadaan ma jirto cid ka xoog badan xataa hadii ay Nuclear lagu garaaco ee aan u dagaalano xaqa iyo badbaadada dalka iyo dadka. Adiga fariintaan aqrinaya dalka iyo dadka masuuliyad ayaa kaa saaran aakhirana waxbaa lagaa weydiin doonaa ee hurdada ka kac.
Mahadsanidiin.
Fatima abdi yusuf
Muqdisho muuq wanaag.
Like and fellow share dheh tnks
Muqdisho muuq wanaaag.
Like fallow and share hala dhoho......
Bage ku waa bagekiina soo dhawaada..
01/05/2020
Hal ama labo ka liq kiniinka ???
Walaal hadii aad afurtay😋 soo qor
♥🤲🏻 Like saar pageka fatima abdi yusuf
🙏
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Mogadishu