Today is your day
Do you want health and wealth? madonesaa cafimaad iyo hanti?
24/08/2025
28/06/2022
Biya baxa dag daga ah ee raga???
(Premature ej*******on )
biyaha ninka oo ku yimaado si ka dhaqsi badan sida caadiga ah xiliga galmada in ka yar 60 seconds ama hal daqiiqo ayaa loo yaqaanaa biyo baxa dag daga ah.
Sida caadiga ah laga bilaabo galinta koowaad iyo bixda biyha ninka mudada u dhaxeyn karto waa 5 ilaa 10 daqiiqo waa sida normal ka ah.
2018 baaritaan loo qaaday si isku dhaf ah qiyaas ahaaa 3dii nin oo somaali ah mid ayaa qaba biya bax dag daga ah.
Is badal maskaxeeed ama mid jismiyeed oo ku yimaado ninka ayaaa kaalin weyn ka qaadata biya baxa dag daga ah taasi oo ku reebta lamaanihiisa xaalad qanac sanaan la aan ah iyo walwal lasoo darso seygeeda.
Raga ayaa badaanaa ka xishooda ama kagaabsada iney xaladaan oo kale kala hadlaan dhaqtar ama saaxiibo kale.
BIYA BAX DAG DAGA AHAA WAA LABA NUUC
type (nuuca koowaad)
Waa xaalad ninku ow la kowsaday bilaawgiisii koowaaad ee galmada marna aanan is badlin.
type. (Nuuca labaad)
Waa nin bilaawgiisii koowaaad fiicnaa lkn mudo kadib bilaabay biyo baxa dag daga ah.
Xagee laga xukumaa dareenka ninka .
Dareenka rabitaan ee ku dhisan raaxeysi
Kaasi oo dhex mara labo lamane aya laga agaasimaa qeybta kala hagto fariimaha ka yimaado jirka qeybihiisa kale taasi oo loo yaqaan central nervous system
( qeybta dhexe ee maamulka maskaxda)
Markii ninku dareemo dareen ku dhisan rabitaan galmo waxaa fariimo xaware sare ku socoto diri doono neerfayasha dhabark ee loo yaqaan nevers
maskaxda ayaa fariiin kicitaan dareen wadato dib ugu soo diri doonto xubnaha taranka raga ayadoo loo sii marsiin doono neerfayaal xawaare sare ku gudbiya fariimaha maskaxda.
Qaabka biyuhu u baxaan ...
Emission...(xawaareyn)
Waa markii biyuhu kasoo dhaqaaqaan xaniinyaha kadibna soo maraan tubada loo yaqaan vass deference kadibna la geeyo qanjirka prostate ka si loogu daro dheecno kale kadibna lagu soo daayo tubada dheer ee dhex marta xubinta ninka si banaaka loogu tuuuro
๐ฉบExpulsion (Tuuromo)
Waa markii muruqa loo yaqaaan pulbo. cavernous muscles ee ku yaala salka danbe eee xubinta raga ow si awood leh u tuuro biyaha ninka si ey u yeeshaan tiiiro ey ku dhex boodaan daloolka xubinta dumarka.
Maxaa sababa biya baxa dag daga ah
Lama yaqaan sababta saxda ah ilaa iyo hada.
Lkn xaaladaahan ayaa ka qeyb qaato.
Niya jabka (depression )
Stress ama walaaac fara badan
Lamaano isku cusub (sida aroos cusub)
Inaad fikrad qaldan ka aaminto galmada.
Isku kalsooni la aaan xaga galmada ah
Siigeysi mudo badan soo jiray
Xariirka lamaanaha oo xumaaada.
Ninka oo saaid oo cayilan PMI ka badan 40
Jileeec ama awood yari muruqa xubinta raga.
Caabuq ku dhaco xubaha taranka.
Sidee loo daawyn karaa biya baxa daga dagaa?
Waxa jira Dawo dabiici ah an sinay rag badan ku Dhib qabey xanuun kaan uu Alle kucafiyey.
Hadaba hadii ad ubahan tahay kala so xiriir
WhatsApp :
Http://wa.me/+252611494206
๐๐๐๐๐๐๐
Call +252611494206
U Garey walahada la dhibatey san xanunkan
29/05/2022
= DILAAGA QARSOON EE DUMARKA
Qanjirka thyroid ka waa qanjir u samaysan sidii balan baalisti oo kale waxa uuna qaybta h**e kaga yalaaa cunaha ( hawa marenka )waxa uuna dhuunta kaga yalaa dhan ka hoose. Qanjirkaan marka uu cadiga yahy lama daremo. Waxa uuna leeyahy 2 dhinac.
FG = DUMRKA QABA CUDURKAN KUDHOCO QANJIRKA WAXA AY MARAN XALADO
Ku bilawda tartiib tartiib kadibna isu badala halis cafimaad.
โAstaamaha qanjirka 'thyroid' (hypothyroidism)
๐Calaamaduhu si tartiib tartiib ah ayey u kobcaan oo ma ogaan kartid inaad dhibaato caafimaad qabto dhowr sano.
Calaamadaha ugu h**eyo waxaa ka mid ah:
โ Daal.
โ u nuglaanshaha qabowga ama dhaxanta.
โ miisaanka oo kordha.
โ calool istaag.
โ Niyad jab.
โDhaqdhaqaaq oo kudhiba.
โ fikir gaabis ah.
โ murqo xanuun iyo daciifnimo.
โ maqaar qalalan oo fiiqan.
โ Timo jajaban iyo ciddiyaha oo siibta.
โ kabuubyo iyo dareemid la'aan gacanta iyo faraha.
โ Qufac iyo hergab soolaalabta ayan kadiba
โ Hurdo badan oo xad dhaaf ah
๐ค Xaaladaha halista ah ๐ค
โ Indhaha oo soo barara.
โ Isha iyo baarka inta udhaxaysa oo midabku isbadala.
โ Kansar dhuunta ah
๐คฒ๐คฒIska Dawee Qaliin La'aan๐คฒ๐คฒ
Waxa lagaga daweynayaa daawo organic ama herbal ah.
Nagala so xiriir wixi faahfaahin ah numberka hoose ku qoran:
http://wa.me/+252611494206
25/05/2022
Kiliyaha...............
Kilyahu___maxay___qabtaan?
Kilyuho wasaqda iyo dareeraha ayey dhiiga ka sifeeyaan si ay u sameyaan kadida.
dhagaxa kilyaha
Mararka qaarkod waxaa dhici karta biyo ama cabitano kufilan inuu san fku qaadan.
Taso ay ka dhalan karto in Ay kuso aruuraan Kilyaha wasaqdee ay isu badasho dhagax .
ay keeni karto dhagaxa Kilyaha
1. Qoos Ahaan hadda kahor in laga helay dhagx
2. Inuusan cabbin biyo ku filan
3. In oo cutada barootinka ku badan tahay ama cusbada AMA sukurta uu isticmaalo.
4. In uu qofka misankeesu xaddhaf
Noqdu
5. In hada kahor laga qalay cudurrada calosha kudhaca / xiidmaha ( mindhicirrada)
In hada kahor kudhacay buroo yinka kilyaha ama fiixda.
Lagu Arko qofka qaba dhagaxa kilyaha.
1. Marka oo kadinayo in uu ku xanuun sado
2. Dhiig soo raaca kaadidiisa
3. Xanuun aad u daran oo dhabarka iyo uurkujirka ka dareemo
4. Lalabo iyo matag
1. Biyo kugo filan oo nadiif ah in malinkasta uu cabbo
2. Custada cubadada laga yareeyo.
3. Barootiinka xaga xoolaha kayimada oo la yareyo.
xanuunkan
Message tell number
Http://wa.me/+252611494206
20/04/2022
Biya baxa dag daga ah ee raga???
(Premature ej*******on )
biyaha ninka oo ku yimaado si ka dhaqsi badan sida caadiga ah xiliga galmada in ka yar 60 seconds ama hal daqiiqo ayaa loo yaqaanaa biyo baxa dag daga ah.
Sida caadiga ah laga bilaabo galinta koowaad iyo bixda biyha ninka mudada u dhaxeyn karto waa 5 ilaa 10 daqiiqo waa sida normal ka ah.
2018 baaritaan loo qaaday si isku dhaf ah qiyaas ahaaa 3dii nin oo somaali ah mid ayaa qaba biya bax dag daga ah.
Is badal maskaxeeed ama mid jismiyeed oo ku yimaado ninka ayaaa kaalin weyn ka qaadata biya baxa dag daga ah taasi oo ku reebta lamaanihiisa xaalad qanac sanaan la aan ah iyo walwal lasoo darso seygeeda.
Raga ayaa badaanaa ka xishooda ama kagaabsada iney xaladaan oo kale kala hadlaan dhaqtar ama saaxiibo kale.
BIYA BAX DAG DAGA AHAA WAA LABA NUUC
type (nuuca koowaad)
Waa xaalad ninku ow la kowsaday bilaawgiisii koowaaad ee galmada marna aanan is badlin.
type. (Nuuca labaad)
Waa nin bilaawgiisii koowaaad fiicnaa lkn mudo kadib bilaabay biyo baxa dag daga ah.
Xagee laga xukumaa dareenka ninka .
Dareenka rabitaan ee ku dhisan raaxeysi
Kaasi oo dhex mara labo lamane aya laga agaasimaa qeybta kala hagto fariimaha ka yimaado jirka qeybihiisa kale taasi oo loo yaqaan central nervous system
( qeybta dhexe ee maamulka maskaxda)
Markii ninku dareemo dareen ku dhisan rabitaan galmo waxaa fariimo xaware sare ku socoto diri doono neerfayasha dhabark ee loo yaqaan nevers
maskaxda ayaa fariiin kicitaan dareen wadato dib ugu soo diri doonto xubnaha taranka raga ayadoo loo sii marsiin doono neerfayaal xawaare sare ku gudbiya fariimaha maskaxda.
Qaabka biyuhu u baxaan ...
Emission...(xawaareyn)
Waa markii biyuhu kasoo dhaqaaqaan xaniinyaha kadibna soo maraan tubada loo yaqaan vass deference kadibna la geeyo qanjirka prostate ka si loogu daro dheecno kale kadibna lagu soo daayo tubada dheer ee dhex marta xubinta ninka si banaaka loogu tuuuro
๐ฉบExpulsion (Tuuromo)
Waa markii muruqa loo yaqaaan pulbo. cavernous muscles ee ku yaala salka danbe eee xubinta raga ow si awood leh u tuuro biyaha ninka si ey u yeeshaan tiiiro ey ku dhex boodaan daloolka xubinta dumarka.
Maxaa sababa biya baxa dag daga ah
Lama yaqaan sababta saxda ah ilaa iyo hada.
Lkn xaaladaahan ayaa ka qeyb qaato.
Niya jabka (depression )
Stress ama walaaac fara badan
Lamaano isku cusub (sida aroos cusub)
Inaad fikrad qaldan ka aaminto galmada.
Isku kalsooni la aaan xaga galmada ah
Siigeysi mudo badan soo jiray
Xariirka lamaanaha oo xumaaada.
Ninka oo saaid oo cayilan PMI ka badan 40
Jileeec ama awood yari muruqa xubinta raga.
Caabuq ku dhaco xubaha taranka.
Sidee loo daawyn karaa biya baxa daga dagaa?
Waxa jira Dawo dabiici ah an sinay rag badan ku Dhib qabey xanuun kaan uu Alle kucafiyey.
Hadaba hadii ad ubahan tahay kala so xiriir
WhatsApp :
Http://wa.me/+252611494206
๐๐๐๐๐๐๐
Call +252611494206
U Garey walahada la dhibatey san xanunkan
08/03/2022
Walalkay ama walashey matahay qof ladhiban xanunka gaaska nuucyadiisa kaladuwan
Manta waxaa loo helay xal.
Waxana lagu haayaa Daawoyin Herbel ah
Fadlan ilasooxriir Numberkan:
http://wa.me.+252611494206
Ama whats ap ka
Mhdsnidiin
08/03/2022
Walalkay ama walashey matahay qof ladhiban xanunka gaaska nuucyadiisa kaladuwan
Manta waxaa loo helay xal.
Waxana lagu haayaa Daawoyin Herbel ah
Fadlan ilasooxriir Numberkan:
http://wa.me. +252611494206
Ama whats ap ka
Mhdsnidiin
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Mogadishu