Dadax Media

Dadax Media

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dadax Media, Beauty, cosmetic & personal care, Farska, Mogadishu.

23/09/2025

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QEYB-GALAY SHIRKA ASTAYNTA DOWLADNIMADA FALASTIIN

New York, Sebteembar 23,2025. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayaan Ergada Soomaaliya ee Qaramada Midoobay ayaa magaalada New York uga qeyb-galay shir heer caalami oo looga hadlayay ictiraafka dowladnimada Falastiin iyo xaqiijinta xuquuqdooda taariikhiga ah.

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay muujisay mowqifkeeda joogtada ah ee ah garab-istaagga shacabka iyo dowladda Falastiin, iyada oo ka mid ahayd Dowladihii ugu horreeyay ee aqoonsada dowladnimada Falastiin, isla markaana taageero joogto ah u muujisay dadaallada lagu xaqiijinayo dowlad madax-bannaan oo Falastiin ah.

Sidoo kale, Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay dhiirigelinaysaa dalalka qaatay go'aanka taariikhiga ee ku aaddan ictiraafka dowladda reer Falastiin, taas oo xoojinaysa xasilloonida iyo nabadda gobolka, xaqiijinaysana xuquuqda taariikhiga ah ee dadka Falastiin.

Photos from Dadax Media's post 23/09/2025
19/09/2025
Photos from Dadax Media's post 17/09/2025

: Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay inay duqayn dhinaca cirka ah ka fulisey nawaaxiga magaalada Badhan ee gobolka Sanaag, sabtidii la soo dhaafay ayna beegsadeen nin hub ka iibiyey kooxda AS.

Maraykanku wuxu xusay in hawlgalkan ay iska kaashadeen Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya.

Xigasho: Harun Macruuf

13/06/2025

Dhegayso shakadan😅🤣

13/06/2025

Somaliya oo tacsi dirtay dalka hindiya❗️

Iyadaa oo ay jiraan kumanaan dhalin yaraa ay ku halig meen badahaa oo ay udabesay kuwii shalay lashaaciyay
Oo asan jiraan wax utacsiya desay xita malamood inay dalkaa katageen⚠️

12/06/2025

ilahay ha unaxariisto dhalintan oo lashegay tahribayaal kuwax yelobay. Maxa ay kula tahay inay dhalintani kataribayso🥲🥲🥲🥲

09/04/2025

Nimcaan hilaac iyo waftidii maanta ee lascaanod
Ayaa waxaa ay lakumay madax waynaha ssc khaatumo.
Bari ayaaa lafilayaaa inu uuyi maado raysal wasaare Xamse cabdi Bare

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address


Farska
Mogadishu
BKYS