Walaalaha Nabada Jecel
Baro dhul weynaha ay degan yihiin dhamaan Walaalaha Nabada Jecel
Wararka maanta ee Qoryooley
19/06/2024
jab xoogan ayaa so gaaray beesha gare inta la xaqiijiyey 3 ruux ayaa ku geeryootay Qaarkale waa dhaawac waxaan hubka laga aruursaday Qaarkamid ciidamadii ku sugnaa xerada ciidamada ee beesha gare D.qoryooley
Wali waxa socda baacsiga mooryaanta isbaheysitey iyo qof kasta oo daba dhilif u noqday
Jiido Cali is the owner of lower shabele
15/06/2024
Waxaan ummadda Soomaaliyeed iyo Muslimiinta caalamkaba ugu hambalyeynayaa munaasabadda Ciiddul-Adxa.
Waxaan Alle ka baryayaa in uu naga aqbalo cibaadadii iyo acmaashii suubbanayd ee aan soo gudannay bishan barakeysan ee Carafo.
Waxaan shacabka Soomaaliyeed ku boorrinayaa kaalmeynta iyo farxad-gelinta masaakiinta iyo carruurta agoonta ah ee ku tabaaleysan daafaha dalka.
Ciiddaan ciiddeeda Alle ha i nagu gaarsiiyo nabad, farxad, iyo caafimaad.
19/04/2024
Xog cusub
dagaalkii shalay Degmada Qoryooley ka dhacay waxaa kujiray Ibraahim Laqamow oo ahaa xoghayihii h**e Degmada Qoryooley iyo askar uu hogaamiyo udhasheen beesha begedi waxaa cadeen ah in laqamow uu qori BKM ah begedi lahaayeen keeney Qoryooley shalay lagu dagaalamey
Beesha begedi hadiii ay dulmigaas ay raali ka ahayeen waxaa ogaataan hadii arintaas laga waan toobi waayo anakana makala sooci doono garre iyo begedi iyo habar gidirta gadaal ka taagan
Beesha jiido way ku filan tahay garre iyo begedi iyo habar gidir ba
Jiido Qoryooley joogto waa talyaani roma jooga ogaada
19/04/2024
Garrow waxaad geed dheer iyo mid gaabanba u koreysaa in aad ka been sheegto taariikhda saxda ah ee waxaad sheegeysaa in degmada qoryooley adiga aad leedahay, taasina waa arin xaqiiqada ka fog, degmada qoryooley waxay leedahay taariikh la yaqaan oo guud ahaan dadka soomaaliyeed si gaar ahaan dadka degan deegaanka ay wada og-yihiin, arinkan ah inaad xaqqa iska indha tireyso oo aad ka been sheegeyso taariikhda degmada waxaa kugu riixaya sedex arimood midkood:
1. In aad isku aragto in Beesha Jiiddo aad dhici karto oo aad meesha ka saari karto.
2. In aad taariikhda inkireyso oo aad iska indha tireyso.
3. In aad tahay dad aan taariikhda wax ka ogeyn.
Waxaan rabaa in aan ku xusuusiyo soo jireenka taariikhda degmada qoryooley iyo kaalinta Beesha Jiiddo ee deegaankaasi.
Degmada qoryooley waxay degmo noqotey 1964, ka hor waxay ka tirsaneyd degmada Marka.
Hadaba, Qoryooley degmanimadeeda ka hor iyo kaalinta Beesha Jiido.
Kaalinta beesha jiiddo
Dowladdii daakhiliyada 1956 ee kala guurka ahayd xildhibaanada baarlamaanka ee loo soo xulayey waxaa loo firinayey QABIIL iyo DEGMO oo wada socda.
Hadaba, degmada qoryooley waxaa ka soo galey baarlamaanka qof Jiiddo ah, waana XAAJI CABDOW IBRAW.
Waxaan ku weydiinayaa GARROW taariikhdaasi maxaad degmada qoryooley uga soo geliweysey? Sida aad sheeganeyso degmada adigaaba lehe!
Doorashadii 1959 dalka ka dhacdey Degmada qoryooley waxaa mar labaad ka soo galey XAAJI CABDOW IBRAW.
Waxaan ku weydiinayaa GARROW taariikhdaasi maxaad degmada qoryooley uga soo geli weysey baarlamaanka? Sida aad sheeganeyso degmada adigaaba lehe!
Qoryoley Degmonimadeeda ka dib iyo kaalinta Beesha Jiido
Doorashadii 1964 dalka ka dhacdey waxaa Degmada qoryooley baarlamaanka ka soo galey XUSEEN CALIYOW IBRAW.
Waxaan ku weydiinayaa GARROW taariikhdaasi maxaad degmada qoryooley uga soo geli weysey baarlamaanka? Sida aad sheeganeyso degmada adigaaba lehe!
Doorashada 1969 dalka ka dhacdey waxaa mar labaad degmada qoryooley baarlamaanka ka soo galey XUSEEN CALIYOW IBRAW.
Waxaan ku weydiinayaa GARROW taariikhdaasi maxaad degmada qoryooley uga soo geli weysey baarlamaanka? Sida aad sheeganeyso degmada adigaaba lehe!
1984 markii dowladdii militeriga ay garwaaqsatey in degmooyinka duq magaale looga dhigo dadka ka soo jeeda deegaanada.
Hadaba 1984 - 1991 waxaa degmada qoryooley DUQ MAGAALO ka noqdey IBRAAHIM CALIYOW IBRAW oo Jiido ah.
GARROW waxaan ku weydiinayaa taariikhdaasi maxaad degmada qoryooley duq magaalo uga noqon weysey? Sida aad sheeganeyso degmada adigaaba lehe!
Waxaad u muuqataa reer rabitaankiisa ka h**eeyo taasina waxay kuu horseedeedi kartaa guul daro soo deg degta.
Aad ayey u yer tahay rajadaada ah in Jiiddo aad xoog wax kaga qaadan karto
16/04/2024
Ninkii ciirtaada cabay ayaa caaydaa qayaan
waa qowmiyad dulqaad iyo dadnimo alle ku manestey ixtiraam iyo xormad siisa ninka magantiisa soo gala balse magan ku jiraha ee ayaa maalmahan madaxa kor u soo qaaday waa la foorariyey ilaa hadda marna k**a hadlin oo beena K**a sheegin xaqqiqda ka taagan degmada qoryooley laakiin dulmiga ayaa soo daahirey ninkii intii xoogaa jawaano ah isku soo aadisto xaafadaha ku dhuunto clip yar markuu soo duubana ka dibna meesha ka cararo aya sidaan u hadlay
Jiido waa milkiilaha gobolka shabeelaha hoose waxayna diyaar u tahay difaaca gobolka
Jido is the owner of the lower Shabelle region and is ready to defend the region
14/04/2024
Jawaab bixinta waa waajib
Faahfaahin
Dagaalka ka socda Degmada Qoryooley oo u Dhaxeeya Ciidamo kawada Tirsan Maamulka koonfur galbeed ee Garre iyo Jiido Dagaalkaan ayaa Ku bilowday kadib markii Meelashiyo Beeledyada ay ku dhex tookteen Deg/Qoryooley, wiil ciidanka Kamid ah iyo Hooyo waayeel ah oo labadaba ka dhashay Beesha falkaas gardarada iyo Daandaansiga ah waxaa u dulqaadan waayay Ciidamada Beesha kadib uu Dagaalka Sidaas ku bilowday waxaa kaloo jirtay Qof maxbuus ahaa oo Isla Beesha Dhiigooda la baneystay ka dhashay ay Xabsiga Ku dhex tookteen, waxaan maqli jirnay (Qofkii Balaayadaada Rabo Boodkaaga ayuu Qoryeystaa) Waxaa jiro warar been abuur ah oo ay rabaan in ay ku Daboolaan dambiyadooda kaasoo ah in Ciidamada Degmada Qoryooley ee Beesha Jiido ay yihiin Shabaab kalkaal,warkaas waxaa Wado dad Dano gaar ah ka leh Deg/Qoryooley rabana in ay Carqaladeeyaan Maamulka kadhisan Degmada, Ciidamadas kawada Tirsan Beelaha Garre iyo Jiido labadaba waxaa Cadow u ah Shabaab waayo Qaraxyada Ka dhacayay Degmada Qasaaraha way u simanayeen Haba ugu badnaadan Ciidamada Beesha jiido waayo waxaa ugu Dhintay masuuliyiin sida Gudoomiyaha Degmada Qoryooley iyo Saraakiilyo katirsan Beesha warkeena gunaa nàdkiisa Waxaa waaye ma ahan mid aan u Dulqaadan karno Daadinta Dhiiga Shacabkeena iyo masuulintena u istaagay Difaaca Degaankooda Sidoolale waa in Cadaalada la horkeenaa Nimankii Dadkaas Shacabka ah iyo Askarigii katirsanaa Ciidanka Degmada udilay Si Kas iyo Bareer ah,
Wabilaahi TowfiiQ

Deg deg : xaalad dhiig joojin ah garre oo ka guuray D.Qoryooley intii qaxootiga ku aheyd ar jiido maad iska deysaan
10/02/2024
La yaaabka aduunka
Shir jaraa,I'd Hal qof ah iyo
Wareysi oo Hal qof kaliya la arkaayo
Ilaa goormee ayuu shaqeyn karaa mashruucan?
Xigasho : by Dhiblaawe
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Address
Mogadishu