Cadamoow
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Cadamoow, Beauty, cosmetic & personal care, wanlaweyn, Mogadishu.
19/10/2022
Asc asxaabta sdthn
Welcome back
22/04/2022
الـ 7 حاجات دول والله لو حافظت عليهم في يومك فـ انت هتعيش في جنة وربنا هيحفظك من كل شر وحسد ويكون معاك مفاتيح ف*ج كل امور حياتك 💛
1 / صلاة_الفرض هي صلتك بالله ومكفره لما بينها وبها نستعين على هموم الدنيا 💛
2 / الاستغفار هو تكفير للذنوب وتفريج للهم وبتفتحلك كل أبواب الخير والرزق 💛
3 / الصلاه_على_النبي بتف*ج كل همومك وبتحل كل مشاكلك وبتكفر ذنوبك 💛
4 / اذكار_الصباح_والمساء حفظ من الله من مس /حسد /سحر /وساوس /مصائب 💛
5 / قيام_الليل قيام الليل هيغير حياتك وهتلاقي نفسك في مكان عمرك ما كنت تتخيل أنك توصله في يوم من الايام ، قيام الليل هيملئ حياتك بالفرح والهنا والسعادة ، قيام الليل هو البداية لاي حلم نفسك توصله 💛
الموضوع سهل قيام الليل ممكن يكون ركعتين بس 💛
6 / سورة_البقره فيها البركه وحفظ للانسان من الاسحار والوساوس وتبطل اي سحر او عمل واذى 💛
7 / ورد_القرآن ولو صفحة واحده بس ، واتعود انك تبدأ يومك بقراءة القرآن لأن يومك كله هيبقي بركة ، القران ده صحبك اللي هيستناك ف القبر وينوره ومش هيسيبك يوم القيامة إلا لما يشفعلك ويدخلك الجنة 💛
الحاجات دي لو حافظت عليها كلها فـ انت في حفظ وامان من الله دايما وحياتك هتبقي جنة 💛ابعتها لاصحابك عشان تكون خير الصحبه في هذا الشهر الكريم ..شعبان
20/02/2022
Wey guursatay"!!
Oo xanuunka iyadaa laheyd ninkana raaxaduu lahaa!💔🥺
Uur bey yeelatay"!
Oo farxadda isagaa lahaa ayadana daalka iyo walaca bey laheyd!💔🥺
Wey kasoo dilmeen"!
Oo isagaa tacsida lahaa ayadana eedda iyo canaanta bey laheyd!💔🥺
Uurki baa kasoo daahay"!
Oo isagaa lala wada safnaa ayadana baaritaanada, dawo raadinta iyo eedda bey laheyd.💔🥺
Ugu dambeyn waa ay dhashay"!
Oo isaga farxadda iyo hambalyada iyo magaca usoo siyaaday buu lahaa ayadana foosha iyo xanuunka iyo nuujinta iyo dhafarka bey laheyd!💔🥺
Dumarka awood iyo adkeysi iyo qalbi naxariis leh buu alle siiyay, low ay ragoo kale ahaan lahaayeen uma dul qaateen culeysysda iyo dhibaatooyinka ay nolosha kla kulmeen oo noloshana dhanba wey nici lahaayeen! 😢
👑🌼
Waligaa ha u maleyn iney dumarka daciif yihiin, naxariista uu alle ku abuuray ayaa ka badan awooddooda lkn haddii ay mar awooddooda isticmaalaan waxaa ogaataa in ay adagtahay in laga badbaado.
👑🌼
Ogsoonoow inuu ilaahey abaal marin uga dhigay iney aabaha kaaga xaq badantahay 3 jeer, jannadana uu cagaha hooyada hoosteeda dhigay( jannada aad har iyo habeen ku duceysaneyso ee dadka oo dhani ay wada heleyn).
👑🌼
Fadlan qadari dumarka oo dhowr waayo waa quraarado bibirqaya oo qaali ah oo mudan in dhaawac iyo jab laga ilaaliyo waana dardaaranki rasuulka scw.
👑🌼
Ilaahoow hooyooyinkeen noo xafid oo u naxariiso oo naga yeel kuwii cagahooda dhunkan lahaa oo baari u noqon lahaa 🤲🤲.
Waan ku jeclahay hooyadii ifka ikeentaay ❤❤
...?
Qisadan waxay ka dhacday mid ka mida degmooyinka gobolka banaadir, waxeyna dhexmareysaa laba qof niyad ahaan aad u kala fog quluubtoodana aan isu soo dhoweyn walow dooqu uu dhan u badan yahay, halka kaliya ay isaga dhowyihiin waa degaanka, maadaama ay deris yihiin familadoodana ay aad isugu dheeryihiin walow uu familka labada dhinac xiriir wanaagsan oo aad u qoto dheer ka dhexeeyo tolow isu soo dhowaanshaha mustaqbalka labadan qof sabab ma u noqon doonaan?.
Koley taasi waa su'aal aan jawaabteeda la saadaalin karin aan udhaadhacno qisadeena.
Axmed waa wiilka ay qisadan quseyso, waana wiil aad u wanaagsan dabeecad ahaan iyo quruxba, waa wiil haduu dooqu xulan waayo mooyee aan marnaba gayaankii ka liidan, wax walba oo qofka bani aadamka lagu xushana ay u dhameystiran yihiin.
Ubax iyana waa gabadha uu axmed dhibanaha u yahay waana qofta ugu muhimsan ee qisadan, maadaama wax walba iyada ay ka bilowdaan kuna dhamaadaan, ubax waa gabar aad u qurux badan, taas waxaaba kaaga filan ilaa heerka ay axmed qalbigiisa degan tahay, xaqiiqdii weyna u qalanta qof ilaa heerkaas lala gaaro, inkastoo ay yara fududahay aadna isu adkeyso marka loo eego dhanka axmed, suuraha dumarka lagu yaqiinna uu xoogaa ku yara badan yahay.
Axmed iyo ubax wax walba ka hor waxay ahaayeen laba qof aad uwada kaftama si qaas ahna isu dabeecad fahmay ilaa heer ciyaalki xaafada ku tuhmeen in labadani wax intaas ka badan ay ka dhexeeyaan mar haday ciyaalka xaafada indhahooda ku qabtaanna waa laguu yaabaa k*k ...
LA SOCO QEYBTA 2aad
Dhawaan insha allaah
Waxyaabaha ugu yaabka badan waxaa kamid ah inaad aragto qof somali ah oo leh "Carabta waa naago" Hade waa qof somali ah oo Somalia jogo oo Laga yaabo Jidka gurigiisa hormaraayo inuu qashin qub yahay🙈 Aderyalow carabta hade naago yihiin Dhulkooda waa dhisteene anaga maxaa qabsanay🧐
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Wanlaweyn
Mogadishu