Ali hanan media

Ali hanan media

Share

Page kan waxaad kaheli kartaa wararkii ugu dambeeyay ee somalia iyo calamka iyo wararka cayaaraha fadlan nala soco like saar page kan

Photos from Ali hanan media's post 20/10/2020

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan la qaatay Golaha Xukuumadda ayaa ku bogaadiyey Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble soo dhisidda Xukuumad tayo leh, doorka muuqda ee uu ka siiyey dhallinyarada, haweenka iyo sida uu xoogga u saarayo sii amba-qaadidda guulihii horumarineed ee dalku uu gaaray sanadihii la soo dhaafay.

18/10/2020

Guddoomiyihii h**e ee Golaha Shacabka oo gaaray Magaalada Baydhabo.

Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari waxaa Garoonka Diyaaradaha Magaalada Baydhabo kusoo dhaweeyay Guddoomiye kuxigeennada 1aad iyo labaad ee Golaha Wakiilada Koonfur Galbeed iyo Xubno kale.

Guddoomiyihii h**e ee Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa Baydhabo uga qeyb-geli doona furitaanka kal-fadhiga labaad ee Baarlamaanka Koonfur Galbeed.

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu