Hon Mudi Mohamed Ahmed
Ku soo dhawaaw gacma furan wllshey ama wllkey waa pagekeyga fadlan hadad ku cusub thy� like �share $ follow MAHADSANID@@@
05/02/2025
Madaxweynaha dalka Turkey-ga ayaa ka soo horjeestay qorshaha Donald Trump ee ah in shacabka ku nool magaaladda Gaza ay iskaga ka baxaan.
Haddalkan madaxweynaha Turkryga Recep Tayyip Erdoğan ayaa ku soo beegmaya xili Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump, uu sheegay inuu doonayo in Maraykanku la wareego marinka Gaza ka dib marka Falastiiniyiinta laga saaro ee loo raro dalalka deriska la ah ee Masar iyo Urdun.
Trump ayaa sheegay in Gaza la horumarin doono si ay "dadka caalamka" ugu noolaadaan.Trump ayaa qorshahan la wadaagay ra’iisul wasaaraha Israa’iil, Benjamin Netanyahu, intii ay ku guda jireen shir jaraa’id oo ka dhacay Aqalka Cad ee maraykan habeennimadii Xalay.
05/02/2025
Xijaabka ayaa aad loogu ammaanayaa.
Waxa caawa markii koowaad la faafiyey sawirka rasmiga ah ee xaaska madaxweynaha dalka Suuriya Axmed Sharac taas oo lagu magcaabo Ladiifa Daruubi taas oo kulan la yeelatay xaaska madaxweynaha dalka Turkiga Aamina Erdogan.
Sawirka ay xiijaban yihiin labadan marwo ayaa haysta wakhti xaadirkan shaashadaha bulshada Carabta iyo Turkiga.
Cawaa xflda bland orka Yaku guleysanaa ayad is ledahay ani messi 7the win
At time 10 :30 pm
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Ethiopia
Mogadishu