abdishakur sheikh adan

abdishakur sheikh adan

Share

somalia somali baa leh

04/05/2024

waxaa dhawan soo socdo ciyar ad u macan oo ah
mirifle vs digil
talow yaa badin dono ciyartasπŸ†πŸ†πŸ†

26/04/2024

mamulada waqti gooda dhamaday doorasho laan ceeb kuma ahan miya dadweynow🫒🫒🫒

25/04/2024

weli gaa iska ilali daweecad xumada waxaa laga yaba in asxaab badan oo ku dhawaa ka fogadaan
mahad sanid

24/04/2024

kumanan dad ah ayaa ka so bara kacay wadan ha magaciisa la shegin wexey ku so wajahan yihiin dalka barakeysan ee somaliya

14/04/2024

ku dhiira gali naftada alle ka cabsiga
ha ku dhiiragalin in ad fafiso xumanta
mahad sanid

13/04/2024

Amaanadda Dhooris Beey Rabtaa
Dadkana Daryeel Beyraban
Duun Yadana Dhaqasho Beyrabaan
πŸ™πŸ™πŸ™

13/04/2024

bafin bafib waxan la bafinayaa fanada canka ah shiniyeey ciidan xagee ka baxday?????

13/04/2024

Naftada ha ushegin been
geed ad kori kari ha isku dayin
wixi h**e kugu dhacay ha rac racin laga yaba in ad ka qado xanuun πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™

10/04/2024

Ciid mubarak
dhaman muslimiinta mel walbo ey jogan ciidan ciideda illah nawad iyo cafimad hanagu gaar siyo insha allah

01/04/2024

In the 10 days of the holy month of Ramadan, all Muslims have good deeds and bad sins, God bless them

01/04/2024

understand the lack of communication

20/03/2024

Don't think about your past life, think about what is right for you

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Address


Mogadishu