Mohamed qeys

Mohamed qeys

Share

Born in Mogadishu Somalia 1994

13/10/2025
15/05/2022

Waxaan kaxumahay in xildhibaanadii loo doortay inay kashaqeeyaan rabitaanka shacabka ay noqdaan caadaqaatayaal
Masiirki dalkana ay tuugo isbahaysatay gacanta ugaliyaan ....
Dowladnimadii yareyd ee noo iftiintay way bur burtay. Intuu xilka hayay m.farmaajo ciidankii uudhisay haday ubilaabanee in lakala furo mushaar aanan lasiin wax walbo oo wanaag ahna uu farmaajo qabtay waa hal bucaad lagu lisay.
Xasan sheikh haduu cadowga inoo duleynayaa

allow dalkaan tuugada kaqabo

02/05/2022

تقبل الله منا ومنكم صالح الاعمال
وكل عام وانتم بالف خير....

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address


Mogadishu