Dr Muumin Yusuf
waxaan walaalaha ku xiran page-keyga halkaani ugu soo gudbin doonaa macluumaad quseeya cilmiga caafimaadka
28/12/2023
Gurmad Deg Deg Ah.
Tuulooyinka Hoos Yimaada Deg. Afgoye Waxaa Kajira Xaalad Bini'aadanimo Aad UDaran oo ay Saameysay Fatahaada Biyaha Xoogan ee baabi'iyay Dad iyo Duunyaba.
Aan Si Wadajir ah ugu Qeyb Qaadano Gurmadka Walaalaheen oo aan rabno inaan beri gaarsiin 100 xabo maro kaneeco ah
1-ka xabo ee maro kaneeco waa $2.5
Evc+ 613516797
03/10/2023
Goor Dhow Iyo Tartanka Ciyaaraha Iskuuladda Afgoye ee Kasmo Cup
Sponser:
Kasmo University Afgoye
29/09/2023
Category
Telephone
Website
Address
Mogadishu
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when Dr Muumin Yusuf posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.