DINI

DINI

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from DINI, Health/Beauty, Mogadishu.

31/03/2023

RAMADAN KARIIM

11/01/2023

Musiibo
Maryo calasta ama calool uusta
Waa in umada soomaaliyeed laga qabtaa .

10/07/2022

Aar qoyey dawaco LA mood .

13/09/2020

Talooyin Ku Socdo Gabadhaha Haday Yihiin Kuwa Caqli u Saaxiib Ah::

1-Nin Aadan Aqoon Qoys Iyo Xigto Aheen Hakula Kulmin oo Balan Hakula Dhigan Meel Ka Baxsan Indhaha Dadka Sida Hoygiisa Iyo Waliba Hotelada,

2-Iska Ilaali Inaad Ninkasta Iska Raacdo Hadaf Iyo Hagid La Aan, Taasi Waxay Halis Ku Tahay Naftada Sharaftada Iyo Qiimaha Nolashada,

3-Garashadada Haku Siyaado Dhacdo Kasta oo Aad Maqasho Ama Aragto, Oo Hakaga Kororto Caqli Iyo Aqoon Aad u Ledahay Arrimaha Nuucaas Ah,

4-Nin Aan Ku Geyn Ama Shukansi un Idinka Dhaxeeyo Hakula Balamin Qol Qaas Ah Ama Hotel, Maxaa Yeelay Ma Ogid Qolka Waxa Kaga Horeeyo Adiga.

5-Iska Ilaali Erayga Aaminada oo Yaana Lagugu Sirin, Eraygaas Waa Qaali Balse Mararka Qaarna Wuxu Kugu Rida God Aadan Ka Soo Noqon Karin.

6-Haku Kadsoomin Kalsoonida,Kala Garo Kalsoonida Iyo Kufsiga Jogtada Ah Ee Gabadhaha Ku Dhacdo, ogow Kufsiga Boqolkiiba 90 In uu Gun Dhig u Yahay Erayga Igu Kalsoonow Ee iigu mow Hotelka.

7-Qofkaad Xariir Iyo Sheeko Wadaagta Tihiin La Kulan La Sheekeyso Balse Ka Ilaalisho Naftada Sharaftada Iyo Qiimahaga Gaarka Ah Ilaa uu Asiga Lahaado.

8-Qofna Ma Jacla In uu God Ku Dhaco Ama Reerkiisa Ku Dhacana Adigana Iska Ilaali Godka, oo Gabadhaha Walalah Ahna Ka Ilaali Godkaas Inay Ku Dhacan.

9-Qofka Muslimka Ah God Laba Mar Lagama Wada Qaniine Adiga Is Ilaali oo Cashar Ka Baro Waayaha Nolasha Iyo Dhacdooyinkii Ka Horeeyay Adiga.

10-Sharaftada Qof Aadan Siin Ma Xumeyn Karo, Qofaadan Aaminin Kuma Qiyaani karo, Qof Aadan Ku kalsoonana Kuma Kufsan Karee Diiwaankaga Dib u Eeg oo Iska Saar Jil Jileca Iyo Naxariista Badan.

11-ugu Dambeyn Naftada Adiga Xor u Ah Waxaad Doonto Sameey Balse Naftada Ha u Horseedin Murugo, Dadkana Haka Nixin, Adiga Ha Is Qiimo Tirin.

Saaxiib Hadaad Ka Heshay Qoraalkan Xigaalkaga Gaarsii oo Dheh MahadSanid..

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address


Mogadishu