Iqlas pea
Health beuty
Ahaw taliyaha qudheydaππ
π€π€
29/01/2022
Dhiiri gelin π¦π
wax kabaro qaladadka asamesay waxey xanbar sanyihin cashiro muhim ah waxa loga tala galay iney kadhigan qof wanagsan...
ππ¦
Si aad u noqoto mid Deggan , Ha u ogolaan dadka kale in ay kaa ogaadaan wax badan....
ππ¦
Halganka aad marayso waa tijaabo ku tusaysa inay si dhab ah kaaga go'an tahay nolosha aad leedahay waan rabaa!.
ππ¦
U noolow sida aad adiga doneyso, ma ahan sida ay dadka donayan inad u noolaato. Waxad tahay shaqsi gaara..
ππ¦.
Dhibato malahan sida xogani aad isugu soo dayday inad noqoto shaqsi kale, ma anay surta galin midasi...balse waxad noqota nafsadada ayada aya ku surta gali donta'e.
ππ¦
Uma laaban kartid gadaal, mana badali kartid bilowga lakin waxad ka bilabi karta halka aad jogto badali kartaana dhamaadka.
ππ¦
Camal suuban sameey, ku mashquul hagaajinta nafsadaada, carabkaagana ka adkaaw.
Share dheh hadad aqrisay oo la wadaag asxaabtada kale
Lovena saar β€
Ku sali nabiga Ψ΅ΩΩ Ψ§ΩΩΩ ΨΉΩΩΩ ΩΨ³ΩΩ
β€
Jimco wnaagsan
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Muqdisho
Mogadishu
Opening Hours
| Monday | 09:00 - 17:00 |