Raaliyo Beauty

Raaliyo Beauty

Share

"MARWADII XARAGOOTAA XAAJIGEEDU XIISAA"
Raaliyo Beauty waa Online Store aad kahelikartid alaabo xul ah.

Qurux dabiici ah iyo labis bilic iyo tayo sare leh ayaan kuu haynaa. Meelkasta o aad joogtid si deg deg ah ayaan kuugu adeegikarnaa

23/03/2026

Waa diyaar sadki 5in1 ahaa.
Hada dalbo - Hada hel

18/03/2026

Waa diyaar sadki 5in1 beauty
Hada dalbo - Hada hel

18/03/2026

5in1 beauty set
Hada dalbo - Hada hel

17/03/2026

✨ Natural Care Set – Daryeel maqaarkaaga si dabiici ah 🌿
Ka caawi maqaarka inuu noqdo mid jilicsan oo dhalaalaya πŸ’›
🚚 Dalbo hadda – delivery degdeg ah.

08/02/2026

Ganoderma cream wuxuu ka caawiyaa maqaarka wajiga inuu u ekaado mid leh dhalaal iyo iftiin dabiici ah.

Hada dalbo - Hada hel

04/12/2024

𝗦𝗔𝗙𝗔π—₯ 𝗖𝗨𝗦𝗨𝗕
Waxaad Kasoo dalbanikartaa...
☎️0610710412
Hada dalbo o hada hel
πŸ›΅ Delivery ✈️Cargo degdeg ah
Raaliyo Beauty

05/01/2022

Waxay kuuqurxineesaa qaybaha sare e jirka wayna simaysaa
Kadalbo: 0614772069 | 0624772069

03/01/2022

Macmiil waa diyaar fooneeyihii
Kadalbo: 0614772069 | 0624772069

02/01/2022

Marwo, adeegii haaraha, gudguduudka iyo madmadowga wajiga waa diyaar
Kadalbo: 0614772069 | 0624772069

Photos from Raaliyo Beauty's post 02/01/2022

Marwo alaabti dharka lagahoos xiranayay waa diyaar. Labis iyo jirdhisba waad u isticmaalikartaa
Kadalbo: 0614772069 | 0624772069

27/12/2021

Waa sad dabiici ah oo timaha kabaabi'inaya Daadashada, jajabka, aflaaqada, agoolka iyo bixitaan la,aanta. Wuxuu wataa Shampoo iyo Conditioner dabiici ah
ama ayaan kuugu keeneenaa meelkasta o aad joogtid.
Nagala soo xiriir: 0614772069 | 0624772069

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address


Mogadishu