Kaafi yare

Kaafi yare

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Kaafi yare, Beauty, cosmetic & personal care, Mogadishu.

13/03/2025

ASC saxibayaal waayo badan oo aan kala maqnayn hadda ayaan soo laabtay, ee bal iska warama sidee tihiin, in aad caafimaad qabtaan ayaan rajeynaa intii nool intii dhimatayna Allah ha unaxariisto.

Sidoo kale waxaan idin leeyahay Ramadaan mubaarak.

12/10/2024

Hambalyo dhamaan umadda soomaaliyeed meelkasta oo ay joogto, waxaan ugu hambalyeynayaa maalinta qiimaha badan, maalin ka duwan maalmaha kale.

Waa maalin maxmiyaddii iyo magac la'aanti qaran aan kaa ka xoroownay oo aan noqonay ummad iyo qoomiyad ka mid ah umadaha dunida.

Maalinta aynu yeelanahay cawaale ina matala dunidana uu sheegay waxa aynu nahay, maalinta aan ka hadlayo waa;

12-ka October maalinta calankeena sharafta leh la sameeyay iyada oo uu hindisay naqshaddiisa maxamed cawaale Liibaan (AUN).

10/10/2024

Daawada wax maka faaiday?

Ha iloobin in aad page-ka follow dhahdo.

01/07/2022

Hees calanka Soomaaliya
Iyo maalmaha xoriyada.
your friends

29/05/2022

Gantaalo aad uculus
OO habaar ah oo lagu gamay barlamaanka 2022

13/04/2022

Isku day in aad gaarto
Oo kajaab su aalahaan dhamaan
Isku daygu waa muhiim

10/03/2022

Waa maansadii dhalanyarada maanta oo dhameys tiran
dheh page ka
na saar

04/03/2022

Maanso ku saabsan dhalanyarada qeybti koowaad
OO ka hadlayso wiilasha astaamaha xun qaatay

Lasoco qeybta 2 aad OO ka hadlayso gabdhaha
Like saar muuqaalka
dheh page kane falow gareyso

Kaafi yare 19/02/2022

Asxbta caawi su aal ayan idin weydinaya, wax aad qaadi kartid waxa uu qaadane aad qaadi karin?

Kaafi yare Beauty, cosmetic & personal care

Kaafi yare 17/02/2022

1: XAbiibkeena Muxamedee raacnayoo rumeeynaaw
2: risaalada noola yimidoow
3: inaga badbadiyay raranka nartiyo rafadka qiyaamaha,
4: adaanoola yimid hanuun hidaayo iyo wanaag,
5: ada ladiriray gaalada guul kukusiiyay allah oo kagacan sareeyo,
6: adaa xaqa cadeeyo xumaantana reebo hadimada naga dhoowray,
7: aduu daa'in kuu waxyoodoo kukuku soodijiyay quraanka
8: Adaa ducafada iyo faqiirada lafadhiisan jirayoo,
9: adaa samadiyo tagay meela ina sareeyso,
10: oo adaa samada kala yimid salaada waajib ah,
11: suubanoow rasuulkeen sacabadada nawarabiyoo noo saqir araktidada,
12: Allahayoow raxmanoow, Allahayoow raxiimoow, Allahayoow qafuuroow,
Allahayoow shakuuroow, alihii arlada dhisayoo abuuroow, alihii ibliis iyo ehelkiisabe kadhigay ehlunarka, waxaan jamanoo jeclaanay janadaada fardowso Alloow nagu jaasiyoo jaxiimo iyo jahannamo naga dhoor jirida naareed
Aamiin
Aamiin

Kaafi yare Beauty, cosmetic & personal care

17/12/2021

Hadaad aqoon leedahay soo sheeg abwaanka tiriyay gabagaan, sawirka kuqoran shaqo wacan?

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address


Mogadishu