Walambo bage

Walambo bage

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Walambo bage, Beauty, cosmetic & personal care, Mogadishu.

06/06/2023

Wiilal Haramcadbaa durba halista harag

28/11/2022
14/10/2022

sabanada markaan kula dhaco suugaga cabaysan
saqla orad adigaa ku Mari seerka noodhigane

sanbabada iyo oofaha ayaan saanad kaagaline
seerkaadka carartaan rabaa inaan seenyo daaqsado

saxariirta aan kula rabaa saan kasiidarane
sakadahaad lahaydbaan rabaa inaa sabana joogaahe

Ninkaag hada garan saadambuu garaysaa ok

Photos from Walambo bage's post 14/07/2022

Inan yahay dhameel dumarohoo dhaashan baatahaye
Dhal dhalaalkii dunidaa tihiyo dhibicdii roobaade
Dhan markaan ujiiftaba waan soo dhadhabayaaye
Dharaar taysan dhaayuhu ku arag dhimasho weeyaane
Dhinacaa wadnahabaa dhinbilo iiga dhagayaane.........., ............., ..., ................
Dhinacayga ii imow adaan kuu dhimanayaaye

Erayo aan sameeyay aniga
In kabadana waan soo samay nayaa hadii alle idmo sxiibayaal liketa ubadiya

02/07/2022

Dhamaan sxbada Facebook aan kuleeyahay bage kaan follow ha la ii dhoho waad mahad santihiin

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address

Mogadishu