Hayaad Happy

Hayaad Happy

Share

kusoo dhawada page ka saxda ah
ee Drs xalaawa Herbal&Cosmetics kusoo dhawada page ka saxda ah Ee
Drs xalaawa Herbal&Cosmetics

10/08/2022

Maxay Gale Ama Varicocele?

Waa xanuun ragga ku dhaca, dadka qaarne ay u yaqaanaan "Gale". Cudurkaan waxaa afka qalaad lagu yiraahdaa "Varicocele", waa bararidda arooriyaasha dhiigga ee xubi taranka raga, haddii xididka arooriyaha (Vein) uu dhiigga safiican uga saari waayo xubintan waxay keensanaysaa in dhiig badan xididada ku aruuraan oo ay fadhiistaan taasoo barar burtuqyo oo kale uga muuqanyso xaniinyaha korkooda iyo gadaashoodaba.

Varicocele wuu ku dhacaa hal xiniin ama labadaba, laakiin boqolkiiba 85% wuxuu ku dhacaa xininta bidix maadaama xididka arooriyaha bidix uu ka cadaadis badanyahay kan midig, dhiiggane toos ugu shubo arooriyaha weyn oo sida tooska ah u taga wadnaha.

waxaa lagu xaliyaa si fudud qaliin la'aan, laxidhiidh nambarka hoos ku qoran...InshaAllah.

Whatsappka: wa.me/+252614911592 Phone Call: 614911592

10/08/2022

KUSO DHAWOOW PAGE KA Gurmad health center.

WAXAAN SI FUDUD KAAGA DAAWEYNEYNA DHIBATOYINKAN
● BIYABAXA DAGDAGA
●AWOODA TARANKA OO DACIIFTA
●XUBINTA OO GAABATA OO LASIYADINAYO SI DABIICI AH IYOKUWA KALE
Nagala so xariir WHATSAPP___https://wa.me/+252614911592

Photos from Hayaad Happy's post 10/08/2022

πŸš¨π…π”π‘π’π€πƒ π’π‡π€ππŽ 𝐎𝐎 ππ€ππ€π€ππŸš¨

Dooneysaa inaad Badasho Nolashada?
-inaad ka Baxdid faqiirtinimada oo aad Hanti Yeelatit si nolashada isku Badasho mid farxsan waligeeda..
-inaad ka baxdo shaqa la aanta Ka jirta Dalka iyo dibadaba oo aad adiga Ganacsi ku qaas ah abuurato waliba aad Hantiile ugu noqoneysid mudo gaaban
Dooneysa inaad Gancsade weyn noqoto
Dooneysaa inaad Millionaire noqoto
Hadii jaawabahaga Yahay
Waxaa jiro Fursad Ganacsi iyo waliba Arimo adiga ku Dhiirgalinayo si aad wax u qabsato oo aad Online iyo ugu shaqeysatit
Hadaba Ogow_Sharuudahaan_Waa_Muhiim
Waa inaad Diyaar u ahataa waqti walba si loo ogaado inaa Marwalba Diyaar u tahay.
Tirada inta qof Warbixinta qaadaneyso wey xadidan thy NB
Hadii Diyaar u thy
Fadlan si ee ugu faaidaan asxaabtakale share dheh kadib like saar pageka.
Si aad u araktit fursadaha kale aan soo dhigno page keena like saar page ka.
Hadii aad rabto sharaxaad intaa dheer


Ama caadi waad isoo waci kartaa.

Hormuud +25261 4911592


Share fadlan for every

10/08/2022

Chickenpox: Bus-buska

● Definition: Qeexid.

Busbuska sidoo kale waxaa loo yaqaano varicella, waa caabuq fayrus ah oo aad loo kala qaado oo lagu garto finan cuncun leh oo leh finan yaryar oo qofka jirkiisa oo dhan kasoo baxa.

● Causes: Sababaha

β–ͺ︎ noolaha :
varicella-zoster virus
β–ͺ︎ Da'da:
inta badan carruurta ka yar 10 sano.

β–ͺ︎ Faafin:
Waxay ku faafi kartaa taabasho toos ah oo finanka ah.
Waxa kale oo uu faafi karaa marka qofka busbuska qaba uu qufaco ama hindhiso oo aad neefsato dhibcaha hawada,
β–ͺ︎ Muddada soo kicinta: celceliska xilliga soo kabashada ee varicella waa 14 ilaa 16 maalmood.

● Clinical Features: Tilmaamaha bukaan-socodka.

Calaamadaha dastuuriga ah:

β–ͺ︎ Qandho.
β–ͺ︎ Madax xanuunka.
β–ͺ︎ Cune xanuun.
β–ͺ︎ Xumo.

● Clinical Features: Tilmaamaha bukaan-socodka.

β–ͺ︎ Finan:
Finan ka soo baxa dalagyada marka h**e dhabarka, marka loo eego laabta, caloosha, wejiga iyo addinka ugu dambeeya
β–ͺ︎ Dabeecada finanka:
Marka ugu h**eysa, macule, dhowr saacadood gudahood papule pink madaw kaas oo isla markiiba isu beddela xuubka xuubka iyo 24 saacadood gudahooda wuxuu noqdaa malax.
β–ͺ︎ Qaybinta:
Finan ayaa ku badan gacmaha sare iyo bowdada, qaybta sare ee wejiga iyo dabacsanaanta
β–ͺ︎ Qaabka qolofta:
Malaxdu dilaacdo oo qallajisay si ay qolof samaysato waxay soo baxdaa 24 saacadood gudahood.

● Complication: Dhibaatooyinka:

β–‘ Saamaynta fayraska tooska ah:

β–ͺ︎ Burunkiito
β–ͺ︎ Myocarditis
barar ku dhaca muruqa wadnaha (myocardium).
Caabuqa waxa uu yarayn karaa awoodda wadnuhu in uu bamgareeyo oo uu keeno garaaca wadnaha oo degdeg ah ama aan joogto ahayn (arrhythmias).

β–‘ Saamaynta fayraska kadib:

β–ͺ︎ Encephalitis
waa barar ku dhaca unugyada maskaxda ee firfircoon ee uu keeno caabuq ama jawaab-celinta difaaca jirka.
Caabuqa wuxuu keenaa in maskaxdu bararto, taasoo keeni karta madax-xanuun, qoorta oo adkaata, dareenka iftiinka, jahawareer maskaxeed iyo qalal.
β–ͺ︎ Glomerulonephritis:
waa bararka filtarrada yaryar ee kelyahaaga (glomeruli).
Glomeruli waxay ka saartaa dareeraha xad-dhaafka ah, electrolytes iyo qashinka dhiiggaaga oo u gudbi kaadidaada.

β–‘ Caabuqyada bakteeriyada labaad:

β–ͺ︎ Maqaarka.
β–ͺ︎ Septicaemia
oo ah marka bakteeriyadu gasho dhiigga, oo ay keento suntan dhiig taasoo kiciya sepsis. Sepsis waa jawaab celin aad u daran oo nafta halis gelisa ee caabuqa taasoo keeni karta dhaawac unugyada, xubnaha oo fashilma.
β–ͺ︎ Lafo-jileelka (Osteomyelitis).
β–ͺ︎ Infakshan ku dhaca kala gooyska.

● Prevention: Ka hortagga:

β–ͺ︎Talaalka.

Fadlan walaal sii garay hadaad wax uun ka faiday.
Mahadsanidiin.
Xayaad ppbi fadlan hadiuaad ubaahnyhy ngala sooxirior nbrka 614911592

Photos from Hayaad Happy's post 10/08/2022

Ma tahay qof ka cawanaayo xanuunka macaanka diabetes (diabetes type 1 insulin)(diabetes type 2 non insulin) waxaan kuu haynaaa daawo aad oga bogsaneyso xanuunka macaanka insha allah
Fadlan nagala soo xiriir WhatsApp linge sotabo
πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡
Https://wa.me/252614911592
Page kan Like Inoo Saar Siina Share Gry

10/08/2022

TAXANAHA CAAFIMAADKA

1. Cun Babaay hadii aad ku xanuunsanayso dhiiga caadada. Babaaygu wuxuu yareeya xanuunada yimaada xilliga fasaxa

2. Ku dadaal nuujinta caruurta. Caruuurta aan helin nuujinta saxda ah waxaa yaraada difaaca jirkooda xasaasiyaduna way ku badan tahay

3. Cun tufaaxa isbuucii mar, labo ama saddex. Tufaaxu wuxuu kilyaha ka ilaaliyaa in ay dhagaxaan ku samaysmaan

4. Si joogta ah u isticmaal daangada, saloolka ama qaloonka sidaa u taqaan. Daangada waxay jilcisaa saxarada lafahana way adkaysaa

5. Soco hadii aad tahay hooyo uur leh. Socodku wuxuu ka hortagaa sokorta iyo dhiiga kaca xilliga uurka, fooshana way fududaataa

6. Ha siin caruurta wax biyo ah maqribka kadib hadii ay isku kaadiyaan. Cabista biyaha maqribkii ka dib waxay soo dadajisaa kaadida

Qodobkee Dareenkaaga Soo Jiitay

Si Walaalaha iyo Asxaabta Kale Kuula Akhristaan Ugana Faaiidaystaan

Dr. Waahin sebrie

Photos from Hayaad Happy's post 10/08/2022

&

(Entrepreneurship Opportunity)...
-Ma doonaysaa inad noqoto ganacsade saameyn weyn ku leh caalamka?
-Ma'doneysaa inad hesho asxab ganacsi wadaag aad tihiin?
-Ma'leedahay hadaf ah inad xaqiijiso mustaqbalkaga iyo noloshadii aasaasiga ahayd(Guri, Shaqo sugan, gaari) iyo ka dheerad sida inad taajirto?

F.G: kuma xirna fursadan nidamka ganacsiga ah ka faaideysigeda waxyaabahan:-
- Ganacsade inad horay u eheyd.
- Aqoon inad leedahay.
- Da'dada inta ay tahay.
- Jinsigaga(rag ama dumar).
- Shaqsiyada aad tahay.

Hadaba si aan kugu xirno xarumahena oo warbixin buuxda u hesho..InshaAllah
Nagala so xiriir.
WhatsApp: +252614911592
MAHADSANIDIIN

28/10/2021

Fursad shaqo-abuur iyo hanti-abuurba ah
(Entrepreneurship Opportunity)...
-Ma doonaysaa inad noqoto ganacsade saameyn weyn ku leh caalamka?
-Ma'doneysaa inad hesho asxab ganacsi wadaag aad tihiin?
-Ma'leedahay hadaf ah inad xaqiijiso mustaqbalkaga iyo noloshadii aasaasiga ahayd(Guri, Shaqo sugan, gaari) iyo ka dheerad sida inad taajirto?

F.G: kuma xirna fursadan nidamka ganacsiga ah ka faaideysigeda waxyaabahan:-
- Ganacsade inad horay u eheyd.
- Aqoon inad leedahay.
- Da'dada inta ay tahay.
- Jinsigaga(rag ama dumar).
- Shaqsiyada aad tahay.

Hadaba si aan kugu xirno xarumahena oo warbixin buuxda u hesho..InshaAllah
Nagala so xiriir.
WhatsApp: +252612338745
MAHADSANIDIIN

Drs Xalaawa Herbal&Cosmetics Send a message to learn more

03/08/2021

Tiens 26th Anniversary
26 years of experience
Congratulations congratulations
Better tiens better life
Join us If You Need Or Like Tiens Company
Plz Contact Me Whatsup Number +252612338745
I Will Give You More Information About Tiens
Drs Xalaawa Herbal&Cosmetics Follow My Page

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu