DR Abdihakim Elmi Abdishakur
Dhakhtarka qaliinka guud iyo qaliimada caruurta
04/06/2026
Dr Abdihakim Elmi Abdishakur
07/05/2026
Dr Abdihakim Elmi Abdishakur on TikTok 367.2k Followers, 13 Following, 27.3m Likes - Watch awesome short videos created by Dr Abdihakim Elmi Abdishakur
04/05/2026
Cudurka thyroidka
13/04/2026
Honored to participate in the Alexandria Laparoscopic Colorectal Workshop with Dr. Ahmed Shokry, a pioneer in colorectal surgery. Literally the best worldwide for colorecatal laproscopic surgery
Waxa sharaf wayn ii ahayd inan kaqayb galo tabar kusasan colorectal laprosocpic surgery ee machadka alexea magalada alexandria oo ah magalo leh muqal qurxon , dhismayal so jiidasho leh iyo xeeb aad looga shaqeyay.
Waxan umahadcelinya dhakhatirta somaliyed dr ahmed sadaq ( neuro-psychaitric residency ))
Dr hassan (( urology residency )) sida wanaga iyo sharafta leh ee ay iguso dhoweyen magalada alexandria
طلب العلم فريضه علي كل مسلم ومسلمه
09/04/2026
Grateful to have participated in the Theodore Bilharz Bariatric Surgery Bootcamp
An incredible learning experience alongside some of the best in the field — especially the pioneer Dr. Fahem Bassiony and Dr. Khalid Jawdat.
Truly inspiring discussions, advanced techniques, and a great step forward in enhancing patient care. Looking forward to applying everything I’ve learned
Waxan malmahan ujogay cairo , egypt inan ka qayba galo training am aqoon kororsi kusabsan qayba kamid ah qalimada laproscopy ( laserka ) oo aad uhormarsan ,
Waxa ilahay iwafajiyay in an gacantooda kabarto labada proff oo ugu sareysa bariga dhexe iyo africa oo dhan marka laga hadalayo qalimada nuucas proff khalid jawdat iyo prof fahem bassioyni
طلب العلم فريضة علي كل مسلم ومسلمه
HODAN HOSPITAL Dr A bdihakim Elmi Abdishakur
Qaybaha qalimada caruurta
Takhasuska qaliimada caruurta
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Address
Makka Almukarama
Mogadishu