Sapha Hair Clinic

Sapha Hair Clinic

Share

kuso dhawaw xarunta Beerista iyo Daweenta Timaha ee Sapha Hair Clinic

06/08/2026
31/07/2026

Sapha Hair clinic
Hoyga beerista iyo daweenta timaha
Xarunta sapha waxaa ka socdo howlih Tima beerista
Fadlan ka faaideyso macamiil
πŸ“ž61 1444422 /611444411

30/07/2026

πŸ”₯ WHEN CONFIDENCE MEETS TRANSFORMATION! πŸ”₯

πŸ‘‘ COACH XAMAM wuxuu doortay SAPHA HAIR CLINIC β€” halka muuqaalka, kalsoonida iyo tayada ay ku kulmaan.

Timuhu ma aha oo keliya muuqaal…
Waa qayb ka mid ah qofnimadaada, style-kaaga iyo confidence-kaaga. ✨

πŸ’Ž A NEW LOOK. A NEW CHAPTER. A NEW CONFIDENCE.

πŸ§‘β€βš•οΈ HAIR TRANSPLANT @ SAPHA HAIR CLINIC
🎯 Precision β€’ Natural Results β€’ Professional Care

πŸ”₯ Coach Xamam’s transformation has officially begun!

Marka aad rabto natiijo dabiici ah oo muuqaalkaaga kor u qaadda β€”
DOORASHADU WAA SAPHA. πŸ‘‘

πŸ“ SAPHA HAIR CLINIC
Your Hair. Your Confidence. Your Transformation.

πŸ”₯ SAPHA β€” WHERE TRANSFORMATION BEGINS.

30/05/2026

🌿 Daryeelka Timahaaga Waa Mudnaantaada! ✨

Timaha caafimaadka qaba waxay kordhiyaan kalsoonidaada iyo quruxdaada. SAPHA Hair Clinic waxaan kuugu heellan nahay adeegyo tayo sare leh oo lagu daryeelo timaha, laguna xalliyo dhibaatooyinka kala duwan ee timaha.

βœ… Xal waara oo kalsooni leh
βœ… La-talin iyo qiimeyn khibrad sare leh
βœ… Daaweyn casri ah iyo qalab heer sare ah
βœ… Natiijooyin lagu kalsoonaan karo

πŸ“ Adani Tower, Floor 3aad
πŸ“ž +252 611 444 422 | +252 611 444 411

πŸŒ±πŸ’š

26/05/2026

Dhamaan macaamiisheena sharafta leh waxaan idiinku hambalyeynaynaa munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxaa.

Waxaan idiin rajeynaynaa ciid farxad, caafimaad, nabad iyo barwaaqo leh.
Ilaahay ha inaga aqbalo acmaasha wanaagsan, hana idinka dhigo kuwii ku ciida bashbash iyo reynreyn.

Ciid Mubaarak πŸŒ™βœ¨

25/05/2026

QIIMA DHIMIS GAARAYSA 30% .

Bisha Barakaysan ee Carafo Awgeed πŸŽ‰

Sapha Hair Clinic waxay 30% qiimo dhimis ku sameysay dhammaan adeegyadeeda si ay ugu adeegto macaamiisheeda si ka tayo iyo kalsooni badan.

πŸ’‡β€β™‚οΈπŸ’†β€β™€οΈ Daryeel timaha
✨ Daaweyn & beeris
🌿 Adeegyo casri ah oo tayo leh

⏳ Fursad xaddidan – ka faa’iideyso maanta!
πŸ“ Sapha Hair Clinic – Beero Oo Bidhaan!!!

20/05/2026

Sapha Hair Clinic

Rajo so celinta quruxda raga
Abdullahi waxa uu ka dhabeeyay rajii aheed sidu dib ugu so ceshan lahay tintii mudo ka h**e ka dhamaatay.

Ka kaaftoon koofi lagu tago xaflad
Kaga kaaftoon Sapha Shirar aa kaga qeyli weyso
Bidaar darteed

Beero oo Bidhaan

πŸ“ž611444411 /61 1444422

20/03/2026

Bahda Sapha Hair Clinic
Waxey idiin lee yihiin ciid wanaagsan meel walba aad joogtaan farxad barwaaqo iyo caafimaad Alle ha nagu gaarsiiyo sanad kaan kiisa kale .

Beero oo Bidhaan

πŸ“ž61 1444422 /611444411

05/03/2026

Somali Women’s Football Stars Futsal Tournament 2026.

Gift Stars πŸ†š Sapha Hair Clinic.

03/03/2026

Somali Women’s Football Stars Futsal Tournament 2026.

Sapha Hair Clinic πŸ†š Jazeera Hospital

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Makka Almukarama Street
Mogadishu