Nabadon mahad bashir
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Nabadon mahad bashir, Beauty, cosmetic & personal care, Mogadishu.
TELEVISIONKII QARANKA WUXU NOOQDAY QARAN DUMIS DULMI AYUU ISKU BADALA
π€SOMALI MAXAMED OGADAπ
π‘πΊπΊπΊπΊπΊπΊπΊπΊπΊπΊπΊπΊπΊπ«
25/12/2021
Xarunta Urur Goboleedka IGAD ee La-socodka Cimilada iyo Ilaalinta Deegaanka ee maanta aan ku xarig jarnay Caasimaddeena Muqdisho waxa ay muhiimad weyn u leedahay Guud ahaan dalalka Gobolka IGAD, gaar ahaanna dalkeenna oo la tacaalaya duruufaha adag ee soo noq-noqday ee ay ka mid yihiin Abaaraha, Fatahaadaha iyo Nabaad-guurka oo dhammaantood uu sababay isbeddelka Cimiladu.
Dalkeennu in uu marti-geliyo, lagana hirgeliyo xarummo heer Gobol iyo heer Qaaradeed ah waxa ay ku timid dadaalka iyo isku duubnida shacabka iyo Dowladda Soomaaliyeed ee ay ugu jiraan dib u dhiska dalka iyo xoojinta dowladnimadooda.
MADAXWEYNE FARMAAJO
25/12/2021
02/09/2021
MADAXWEYNAHA MOHAMED ABDULLAHI MOXAMED FARMAAJO 4KLE
30/08/2021
FARMAAJO πππππππΈπ΄
Qalinka Qarannimad manta ayaa nagawada badan oo ina deeqdo oo calamka manta ugu Qalisan nahay somaliya haa Noolato πΈπ΄πΈπ΄πΈπ΄πΈπ΄
Asc
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Culinary Team
Attire
Contact the business
Telephone
Website
Address
Mogadishu