Sumeya Beauty

Sumeya Beauty

Share

Soo dhawaada minanka minankiina waaye�

17/06/2023

Eva keratin Shampoo 🥰

15/09/2022
Photos from Sumeya Beauty's post 14/09/2022

Uhiili Timaahaaga oo ku dhaq Eva keratine shampoo iyo Eva Gold shampoo kadibna mari Saliida ama Creamka hoos kaaga muuqda insha alah mudo kooban waxaa ku arki doontaa isbadal ku qanciya

11/09/2022

Gold Collagen__Waa face Cream wajiga ka ilaalinayaa laalaabka maqaarka wuxuu maqaarka siinaa qoyaan dabiici ah wuxuu kor dhinayaa qaadashada Oxygenka maqaarka si lamid ah wuxuu siinaa maqaarka dhal dhalaal dabiici ah sidoo kale wuxuu dib usoo nooleynayaa unugyada maqaarka

Photos from Sumeya Beauty's post 11/09/2022

HADAA DHIBAATO KU QABTO FINANKA WAJIGA AMA AA SALIID KU LEEDAHAY WAJIGA FADLAN ISTICMAAL IYO KEDA WAA KU CAAWIN DOONAAN INSHA ALAH

KALA XARIIR +252 68 2699698

Photos from Sumeya Beauty's post 11/09/2022

Eva shawer Gel 1Iiter uga maaran sabuun oo ku qubeyso si fcn ayuu kaaga dhaqayaa wasaqda insha alah kala xariir +252 68 2699698

11/09/2022

Eva Cosmetics Ha moogaana hana u Daymo la,an

Kala xariir +252 68 2699698

Photos from Sumeya Beauty's post 10/09/2022

Eva Cosmetics 👌 sodhawada macamiil qof walba skin kisa jecel product fiican ayaa uheyna waxad naga heli kartaan muqdisho iyo nairobi iyo melwlbo jogtid wa lagu keeni dona insha alah
Whatsup:+252682699698

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Bakaaro
Mogadishu