Amiir media
I am somali
Waftiga Leelkase ee iskugu jira Wasiiradda iyo Xildhibaanadda Gobalka Mudug loo direy waxaan leeyahey labo shaqo baa idin taala
1 inaad rabitaanka danaha Madaxtooyadda Dowladda Puntland soo fulisaan .
2 inaad dadka iyo deeganka aad u tagteen tabashooyinkoda soo qaadaan oo Madaxweynaha ka soo dhameysaan sidii wax looga qaban lahaa ,ka dibna loo fulin lahaa .
08/06/2026
Deg-deg Ciidamadda Booliska Degmadda Galdogob ayaa 3 bilood mushaar helin ,iyago cabasho ba'an ka muujiyey gaabiska ku yimid xaquuqdooddi
08/06/2026
Wasaaradda Arimaha Guddaha Dowladda Puntland waxay heshay Hogaamiye ku xeel-dheer arimaha khilaafka,xalinta tabashooyinka beelaha ,xal u helidda colaadda iyo nabad ku soo dabaalidda deeganadda dagaaladda ka jiraan ,wasiir Abdirisak waa Nabadoon ,Sheikh, Siyaasi iyo Ganacsade.
Carmale Sanaag
08/06/2026
Wasiir Duran Farah xil iyo xil la'aan ba wuxu dadaal badan ku bixiya deegankisa iyo dadkisa inuu waqti la qaato
06/06/2026
Abdiweli Cali Gaas waagii Puntland joogay ,Madaxtooyadda Puntland waxay aheyd meel gabadha yar yarka ah loo suuq geeyo
Hubka meesha cidla ah iska yaala muxuu ahaa ?
04/06/2026
Garsoore Omar Artan ayaa helay fiisaha Mareykanka kadib muddo uu sugayay, wuxuuna hadda ku sii wajahan yahay Dalka USA, si uu uga mid noqdo Garsoorayaasha dhex-dhexaadin doona koobka Aduunka .
Somalidi h**e waxay heysteen Amni ,farxad ,shaqo ,waxbarasho iyo caafimad bilaash ah iyo Dowlad awood leh .
Ugaaska Guud ee Beelaha Xawaadle Ugaas Yusuf Ugaas Hassan ayaa qado sharaf u sameeyey Ugaas Abdirahman Ugaas Ahmed oo howlo shaqo u yimid Magaalada Muqdisho.
Bac khafiif ayaa waxa lagu shubaya tobanle biyo ah
Click here to claim your Sponsored Listing.
Contact the business
Telephone
Website
Address
Maka Al Mukarama
Mogadishu
00252