Amiir media

Amiir media

Share

I am somali

08/05/2026

Somalidi h**e waxay heysteen Amni ,farxad ,shaqo ,waxbarasho iyo caafimad bilaash ah iyo Dowlad awood leh .

06/05/2026

Ugaaska Guud ee Beelaha Xawaadle Ugaas Yusuf Ugaas Hassan ayaa qado sharaf u sameeyey Ugaas Abdirahman Ugaas Ahmed oo howlo shaqo u yimid Magaalada Muqdisho.

04/05/2026

Bac khafiif ayaa waxa lagu shubaya tobanle biyo ah

29/04/2026

Garaadka guud ee Beesha Tanade, Garaad Mohamed Garaad Yusuf (Afar-Indhood)

27/04/2026

Ganacsade Abdirahman Orgilaqe ayaa Hadima sharafeed u sameeyey qaar ka mid ah dhalinyaradda Beesha Tanade .

Photos from Amiir media's post 27/04/2026

Waxaa maanta kulan muhiim ah dhexmaray Ganacsade C/raxmaan Maxamuud Jaamac iyo ardayda iyo dhalinyarada Jaaliyadda Tayo, kulankaas oo ahaa mid isbarasho, dhiirrigelin iyo wada-tashi ku saabsan horumarka dhalinyarada Soomaaliyeed.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray muhiimadda ay leedahay waxbarashada, iskaashiga dhalinyarada, iyo sidii loo xoojin lahaa doorka ay dhalinyaradu ku leeyihiin horumarka bulshada. Ganacsade C/raxmaan ayaa dhalinyarada kula dardaarmay inay ka faa’iidaystaan fursadaha waxbarasho, isla markaana ay muujiyaan dadaal iyo hal-abuur.

Sidoo kale, ardayda iyo dhalinyarada ayaa soo bandhigay fikrado iyo talooyin ku aaddan horumarinta jaaliyadda, iyagoo muujiyay sida ay uga go’an tahay inay ka shaqeeyaan midnimo iyo iskaashi.

Dhanka kale, Guddoomiyaha Jaaliyadda Tanade ee dalka Uganda ayaa si diirran u soo dhaweeyay Ganacsade C/raxmaan Maxamuud Jaamac, isagoo ku ammaanay doorkiisa dhiirrigelinta dhalinyarada iyo taageerada uu u hayo jaaliyadaha Soomaaliyeed.

Ugu dambeyn, kulanka ayaa kusoo dhammaaday jawi wanaagsan, iyadoo la isla qaatay in la sii xoojiyo kulamada noocan oo kale ah si loo kobciyo xiriirka u dhexeeya ganacsatada iyo dhalinyarada

Photos from Amiir media's post 24/04/2026

Leelkase oo afganbi aan dhiig ku daadalan kula wareegay Villa Somaliya

23/04/2026

Wiil Somaliyed oo ay badbaadiyeen Gabadho geesiya

18/04/2026

Xaaska Madaxweynaha Muritaaniya Marwo Maryan Maxamed Faadil ayaa diiday inay gacanta ku salaanto madaxweynaha Faransiiska .

17/04/2026

Waa Taariikh nolaleedki Sheikh Abdinasir Xuseen Cusman oo caawa geeriyoodey

09/04/2026

Taliye Fooxle weli qalbiyadeena buu ku nool yahey.

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Maka Al Mukarama
Mogadishu
00252