Najma qurux
nabad, horumar, bash bash iyo guulo badan ba somalia u rajaynayaa�����
Arooski qarniga🙏💝
Maxay dadka caanka ah ujecel yiihiin in la amanoh😂
Mardhaw waxaan furan rabaa iskuul ragga lagu baraayo jaceylka iyo sida Romantic loo noqdo🤪 sababtoo ah xaliimooyinka waxa ay qaati ka joogaan niman reer magaal iska dhigaayo oo aan nolosha guriga waxba ka aqoon🥴😁
Walaal faarax Waa is diiwaangalin kartaa hadda😁🥸
Najma qurux
Dhulbahanto mid ahi waa quwad aan loo dhawanin 💪✋🐎💙🥛
Waqtigiina ku bashaaala
Hani Sharif Macruf iyo Cawaale Dayr
Najma qurux
Waxaan murugada la qaybsanayaa ehelada iyo qaraabada dadkii birimageydada ahaa ee ciidanka Somaliland ay ku laayeen magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, anigoo Alle u weydiinaya in uu hoygooda ka yeelo Jannatul Firdowsa.
Dadka ku dhaqan magaalada Laascaanood, reer Sool iyo guud ahaan dadka Soomaaliyeed maanta ma xamili karaan colaad iyo dhibaato hor leh, sidaas awgeed waxaan ku baaqayaa in si degdeg ah loo joojiyo tacaddiyada ka dhanka ah shacabka iyo wax kasta oo caqabad ku noqon kara xasilloonida iyo nabadda deegaanka.
Sidoo kale, waxaan Eebbe caafimaad u weydiinayaa dhammaan dadkii dhaawacyadu ay soo gaareen, aniga oo rajaynaya in waxgaradka iyo haldoorka Soomaaliyeed ay u istaagaan xal u helidda dhibaatada ka taagan gobolka Sool.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Wadnaha Streat
Mogadishu