Maahir

Maahir

Share

bayb

Photos from Maahir's post 26/12/2023

Hambalyo Hambalyo maalmahan wxn ujeeda masuuliyad qof mudan loo magacaabayo waa mahadsan thy w.arimaha gudaha wxn rajo weyn kaleenahy maamulka cusub ee lamagacàbey

27/07/2023

Bismillah.

Fadliga soonka maalinta caashuuraa .

Maalinta jimcaha ee soo socota 28/07/2023.
Waa maalinta cashuura ama maalinta tobanka bisha muraxam. (10/01/1445 h).

Maalinta caashuura waa maalintii uu ilaahay ka badbaadiyey nabi muuse iyo dadkiisii, gaalkii weynaa ee fircowna lagu hallaagay.

Soonka maalinta cashuura waxaa lagu dhaafaa danbiyadii sannadkii tagay.

عن أبي قتادة رضي الله عنه، أنّ النّبي - صلّى الله عليه وسلّم - قال: (صيام يوم عاشوراء، أحتسب على اللَّه أن يكفر السّنة التي قبله) أخرجه مسلم، وأبو داود، والترمذي، وأحمد، والبيهقي .

Danbiyada laguu dhaafaayo waa danbiyada yaryar.lakiin danbiyada waawayn waxay ubaahnyihiin tawbadkeen iyo inaad ilaah unaqoto.
Hadiise danbigu yahay xaq bini.aadam waxaa lagu dhaafaa inaad xaqaas celiso oo kaliya.

Nabi maxamed scw wuxuu yiri yahuud ku khilaafa soonka maalinta cashuura oo maalin ka horaysa ama maalin kadanbaysa ku dara

فيما رواه أحمد (2155) عَنْ ابْنِ عَبَّاسٍ رضي الله عنه قَالَ : قَالَ رَسُولُ اللَّهِ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ : (صُومُوا يَوْمَ عَاشُورَاءَ ، وَخَالِفُوا فِيهِ الْيَهُودَ ، صُومُوا قَبْلَهُ يَوْمًا أَوْ بَعْدَهُ يَوْمًا).
وعن عبدالله بن عباس -رضي الله عنهما- عن النبي -صلى الله عليه وسلم- قال: «لَئِن بَقِيتُ إلى قابلٍ لأصومنّ التاسِع».

Qaybaha soonka maalinta cashuura .

1) inaad soonto maalinta sagaalka iyo tobanka oo ah khamiis iyo jimce 27,28/07/2023.
2) inaad soonta maalinta tobanka iyo kaw iyo tobanka oo ah jimce iyo sabti 28,29/07/2023.
3) inaad ku gaabsato maalinta tobnaadka oo ah maalinta jimcada kaliya 28/07/2023.

Aan ka faa.iidaysano soonka maalinta cashuura .si naloo ku dhaafo danbiyadii sannadkii tagay.

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Berdaale
Mogadishu
618698292