Caanka

Caanka

Share

Abdi qani maxamed cumar

29/01/2026

Hambalyo Sareeya Guuto, Ibraahim Sheikh Maxamed Maxamud, oo loo idmaday in uu hoggaamiyo Ciidanka Xooga Dalka Soomaliyeed.

Magacaabista Gen: Ibraahim waxey muujinaysaa sida Madaxweyne XSM fursad u siinayo saraakiisha dhalinyarada

Photos from Hassan Sheikh Mohamud's post 16/01/2026
20/12/2025
20/12/2025

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb-galay, Dabaal-dagga sannad guurada 82-aad ee ka soo wareegtay aasaaskii Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa hambalyo u diray Sarreeyaasha, Saraakiisha sare, Saraakiisha, Saraakiil xigeenada, Kormeereyaasha, Alifleyda iyo Dableyda Ciidanka Booliska Soomaaliyeed

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Address


Mogadishu