Good health is my work
any questions about medical I will answer
28/03/2020
Asc dhaman muslimiinta Salan kadib waxankahadlidoonaa sida ugu wanagsan ee casharada loo xifdiyo adigoon kuwareerin markahore waxaad yeelataaa time table aad ku kala qorsheysayid waqtigag kadibna waxaad diyaarsataa warqad kuna qof time table kadibna kudhaji meel aad marwaliba ka arkeyso si aad marwaliba ood caajisto aad uqiiriso qor shahaada nololeed
1;waxaad aqrisataa quran ilaa hal jus iyo waxii kabadan quraanka iyo ducada waxay furfurtaa qalbiga
2;aqri madada aad ugu jaceshahay su.aalo dhowr ah notice sameyso kadibna qur meesha kudhibya kadibna xifdi
3 ;waxaad ku aqrisataa meel jawi fiicanleh oonan buuqlaheen
4; sameyso waqti kuugaar ah ood waxku aqrisato
5 ;relax qaado ama naso waqti kugufilan
6 ;Iska ilaali wax yaabaha kumashuulinkara
7 ;iskadami mobile iyo waxii lamidah intaad wax aqrisaneyso
8 ;dhameystiro waxwaliba oo aad ubahantahy sida qalinka warqadaha iyo waxaad markaas ubahato.
9 ;markaad aqrinta dhameyso dib umurajacee Waxa aad xifdisay
10 ;maalina yay kugudhaafin malayacni dheh alxamdulaha
Mahadsanidiin♥️♥️
Asxaabteyda share like comments waa dhankiina ✍✍
Kusodhawada page waxaa logu hadlidoonaa arimaha cafimaadka share like comments waa dhankiina✍✍
Good practical it's my work
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Mogadishu
444444