Mss fatikaa
halkan waxan idinkugi soo gidbin doona dhamaan caafimadka hooyada iyo dhalaanka
13/08/2021
๐ง๐ฎ๐น๐ฎ๐ฎ๐น๐ธ๐ฎ
Tallaalka waa daawooyin la siiyo hooyooyinka iyo dhallaanka si ay isaga difaacaan cudurada.
ilmaha marka ay dhashaan waxaa laga tallaalaa cudurka qaaxada waxaana
la siiyaa tallaalka loo yaqaano (B.C.G.) waxaa kale oo laga tallaalaa cudurka dabeysha waxaana la siiyaa tallaalka loo yaqaan (O.P.V.) afartan baxa ka dib waxaa laga tallaala tallaalka saddexan ee loo yaqaan (D.P.T.) oo ay la socota polio. Bil kadibna waxaa laga tallaalaa tallaalka seddexan iyo polio haddana bil kadib waxaa la siiyaa tallaalka
saddexan oo ay la socoto Polio. ilmuhu marka ay gaaraan 9 bilood iyo wixii ka sareeya waxaa la siiyaa tallaalka jadeecada ee loo yaqaan (measles vaccine) M.V. ilmuhu marka ay gaaraan 10 bilood iyo wixii ka sareeya waxaa la siiyaa tallaalka saddexan (D.P.T) iyo (polio) oo loo yaqaano (booster)
๐ ๐ฒ๐ฒ๐น๐ฎ๐ต๐ฎ ๐น๐ฎ๐ด๐ฎ ๐๐ฎ๐น๐ฎ๐ฎ๐น๐ผ
๐.๐.๐ waxaa laga tallaalaa gacanta bidix maqaarka hoostiisa (interdermal)
๐.๐ฃ.๐ง waxaa laga tallaalaa labada bowdo ee muraqyada hadba tii aad doonto
๐ ๐๐๐ฆ๐๐๐ฆ waxaa laga tallaalaa garabka midig ee baruurta hoosteeda (subcutaniously)
๐ฃ๐ข๐๐๐ข waxaa laga siiyaa labo dhibcood oo afka ah haddii uu shubmayana 3 dhibcood
๐ง๐๐ง๐๐ก๐จ๐ฆ teetanada haweenka waxaa laga tallaalaa labada garab ee muraqyada
hadba kii aad doonto (intermuscular)
๐๐ต๐ถ๐ฐ๐ถ๐๐ฎ๐ฎ๐ป๐ธ๐ฎ ๐ง๐ฎ๐น๐ฎ๐ฎ๐น๐ธ๐ฎ
1)Tallaalka waxa uu dhacaa marka uu kululaada ama qabowga ka bato
2) Marka meel qorax ah lagu bixiyo
3) Marka waqtiga dhicitaanka la gaaro
4) Silsilada keydinta qabowga oo lunto
๐ฆ๐ต๐ฎ๐ฟ๐ฒ ๐ฑ๐ต๐ฒ๐ต ๐ผ๐ผ ๐น๐ฎ ๐๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฎ๐ด ๐ฎ๐๐
๐ฏ๐๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ธ๐ฎ๐น๐ฒ
๐๐ถ๐ธ๐ฒ ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ ๐ฝ๐ฎ๐ด๐ฒ ๐ธ๐ฎ
02/08/2021
3 bilood ee h**e urka
โlalabo iyo matag
โku walicid shay iyo ka walicid shay(nicid)
โurinta(sanka)oo aad u shaqysa
โDabecada oo si dhakhsa isu badasha
3 bilood ee dhexe Urka
โ seedaha miskaha oo xanuuna (culays)
โibta naaska oo isbadasha( waynata)
โqarqarax ku yimada maqaarka caloosha
โ in aad dareenta ilmaha dhaqdhaqaqisa
3 bilood ee u danbeeya Urka
โharaatida ilmaha oo badata
โLugaha oo barar yeesha
โnaaska oo caano yar soo daya
โkadida oo badata (ku noqnoqosho suuliga)
AFARTAN BAXA( uurka kadib)
โ Dhiig,dhiican iyo cadad yaryar (wasakh)
โ Daal badan
โnaaska oo damqada iyo cano soo daya
โ isku buuq qofka dumarka ku yimada (40)
โmurugo,faraxd la'an laso darsi karta Hooyada
01/01/2021
Noocyada dhiiga iyo siday ugu kla badanyihiin caalamka
Nooca dhiiga ee caalamka ugu badan waa O+ (38%) halka O- uu yahay (6%)caalamko dhan dadka leh dhiiga A+ (34%) halka A- uu yahay (6%) dadka leh dhiiga B+ (9%)halka B- uyahay (2%)dadka leh AB+(4%) halka AB- uyahay (1%) dadkaan waa inay aad uga taxadiraan hday joogan goob aan blood Bank dhiig aan lhyn.
30/11/2020
Weeks of gestation
Category
Website
Address
Mogadishu