Muscab wadani

Muscab wadani

Share

Somalia

31/03/2024
31/03/2024
31/03/2024

tastuurka ansixintiisa calooshiis ushaqeeste loo jooji maa

22/03/2023

Waxaan Umadda Muslimiinta ah gaar ahaan Bulshada Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaa bilashada Bisha Barakeysan ee Ramadaan.

Waxaan Alle ka baryayaa in uu naga dhigo kuwii ka faa'ideystey Bisha ugu Kheyrka badan Bilaha.

Ramadaanul Kariim.

18/03/2023
18/03/2023

Alla ha u naxariistee waxaa magaalada Boorame ee gobolka Awdal ku geeriyootay fannaanaddii weynayd ee Aamino Cabdullaahi Xirsi.

Aamina waxay ku dhalatay deegaanka Kala-baydh ee u dhexeeya magaalooyinka Boorama iyo Wajaale. Waxay kusoo barbaartay fankana kasoo gashay dalka Jabuuti, horraanta sannadkii 1966.

Eebbe ha u raxmadee, waxay xaas u noqotay ubadna u dhashay Abwaan Cabdi Aadan Xaad (Qays) iyo fannaankii Cabdiraxmaan Cismaan Maxabe (Cabdiraxmaan-dheere) oo ah aabaha dhalay fannaanadda caanka ah ee Hodan Cabdiraxmaan.

Muddo soddon sanno ku dhaw oo shamaca fanka ee Soomaalidu u baxaayey, Aamina Cabdullaahi way heestay wayna majaajilaysay iyadoo ka qayb qaadatay jilitaanka riwaayado badakooda ay sameyeen Xasan Ganay iyo Cabdi Aadan Xaad Cabdi-Qays.
Bahda Astaan waxay geerida Aamina ka tacsiyadaynayaan ehelkeedii,bahda fanka iyo guud ahaan bulshada Soomaaliyeed.

18/03/2023

10k Love Ma heli Karaa❤️👌

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address


Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00