Aboosto
"๐๐ฎ๐ฎ๐ฃ๐ข ๐๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ฑ๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐ข๐ข๐๐ข๐ ๐ ๐๐ก"
Maqaarka ilmahaaga ma yahay mid jilicsan, qalalan ama sensitive ah? ๐ฅบ๐
Maqaarka baby-ga wuxuu u baahan yahay daryeel jilicsan oo aan culays ku keenin maqaarka. โจ
๐ซง Round Lab Baby Set waxaa loogu talagalay daryeelka maqaarka jilicsan, isagoo ka caawinaya inuu helo qoyaan, jilicsanaan iyo ilaalin maalinle ah. ๐ค
Macamisheyna Mogadishu, Aboosto wuxuu idiin dhow yahay ๐๏ธโจ
๐ Taleex Branch
๐ Banaadir Branch
๐ Xamarweyne โ City Mall Branch
Haddii aad raadinayso skincare, haircare, bodycare & beauty products โ waxaad ka heli kartaa Hal meel waana Aboosto. ๐คโจ
๐๏ธ Booqo Xarunta Aboosto ee kuugu dhow oo hel products-ka aad jeceshahay
Alaanahan iyo alaabo kale oo badan aya idiin galine qima dhimis gareyso ilaa 40% waana alaabaha qaar oo kaliya.
hada kaaly xarunta kugu dhaw ee aboosto๐ฅฐ
Mala soctaa in aboosto ay ku jirto qima dhimis gaar ah waliba gaarayo ilaa 50%
Intas waxa si dher waxa si free ah isugu baari karta noca oo maqarkaga oo yahy markad 50$ ama ka badan wax ku iibsato.
Hada kaaliya fursadan intusan dhamaanin๐ฅฐ
Kaliya 50 $ aya ku sameysan karta hadii aad thy normal to combination / normal skin + waxaad heleysa FREE SKIN ANALYSIS๐คฉ๐ฅณ
25/08/2026
โจ FREE SKIN ANALYSIS! ๐ฌ๐ค
Ma rabtaa inaad ogaato nooca maqaarkaaga? ๐โจ
Hadda Aboosto, marka aad wax ka iibsato $50 ama ka badan, waxaad si FREE ah u heli kartaa Skin Analysis-kaaga๐งด๐
๐ GIVEAWAY TIME๐โจ
Waa la gaaray waqtigii Giveaway-ga Aboosto ๐๐๏ธ
Markan waxaan siinaynaa fursad 100 qof oo nasiib badan inay ku guuleystaan alaabooyinka ad jeceshihiin ee daryelka maqaarka๐คโจ
Haddii aad rabto inaad ka mid noqoto 100-ka guuleyste, raac shuruudahan ๐๐ฝ
Follow garee Instagram-keena: .official
Like saar post-kan โค๏ธ
Save garee post-kan ๐
10 saaxiibadaa ah ku tag garee comment-ka ๐ฅ
Share garee post-kan Story-gaaga Malinkasta intu dhamanayo baqtiya nasiibka si aad u hesho fursado dheerad ah๐ฒ
๐ 100 WINNERS ๐
โฐ Wuxuuna dhammaanayaa 31 August 2026
๐ Guuleystayaasha waxaa lagu dhawaaqi doonaa kadib marka giveaway-gu soo xirmo
๐ Nasiib wacan dhammaantiin
Waxaad ka cabanaysaa madmadow jirka ah, midabka jirka oo aan isku sinnayn, cagaha dildilaacsan, ama maqaarka oo rough ah? ๐
AmLactin waa kuu noqon kartaa solution-ka aad raadineysay.
โจ SHOP & GET A FREE SKIN ANALYSISโจ
Ma rabtaa inaad si fiican u fahanto baahida maqaarkaaga iyo products-ka kuugu habboon? ๐ค
Hadda Aboosto, marka aad wax ka iibsato $50 ama ka badan, waxaad helaysaa FREE SKIN ANALYSIS! ๐ฌโจ
๐๐ฝโโ๏ธ Ogoow skin type-kaaga
๐ Faham skin concerns-kaaga
๐งด Hel talooyin ku habboon baahida maqaarkaaga
๐๏ธ Ku adeegso $50+ Aboosto oo ku hel Skin Analysis-kaaga FREE!
๐ Waxaa laga heli karaa Xarumaha dhamaan ee Aboosto.
Maqaarkaaga baro. Si sax ah u daryeel. ๐คโจ
๐ jeex jeex ama dil dilaaca jirka? Aniga iyo iyaga waan iska heshiinay.
Jeex jeexu waa qayb dabiici ah oo ka mid ah isbeddellada maqaarka โ laakiin haddii aad rabto inaad yareyso muuqaalkooda, daryeel joogto ah ayaa kaa caawin kara. ๐คโจ
๐งด Retinol wuxuu ka caawiyaa maqaarka inuu noqdo mid siman, jilicsan oo caafimaad leh, isla markaana yareyn kara muuqaalka jeex jeexa.
Ha qarin maqaarkaaga daryeel oo jeclow! ๐ซถ๐ฝ
๐๏ธ ka hel Aboosto! โจ
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Mogadishu
Opening Hours
| Monday | 09:30 - 22:00 |
| Tuesday | 09:00 - 22:00 |
| Wednesday | 09:00 - 22:00 |
| Thursday | 09:00 - 22:00 |
| Friday | 05:00 - 22:00 |
| Saturday | 09:00 - 22:00 |
| Sunday | 09:00 - 22:00 |