Rajadii Nolasha
waaberi
25/09/2023
01/01/2023
"" Wakhtiyada waxay isu gurayaan si is daba joog ah, Nolashana waxay kuu badali doontaa si xaraabo leh.
Riyooyinkeena waxay u tagi doonan sanadka oo kale, aniga oo maankeena ku haayno riyooyinkii sanadkii h**e,sanadka la joogo waxa oo inoo dhiibi doonaa sanadka ka dambeeyo, waxa aana ina seegi Doona riyooyinkeena wali anaga oo halkii shalay ku nagi ah.
"" Arrin waliba waxa uu ku haboon yahay xilligiisa balse waxaa fahmi karaya qof yaqaan sugitaankiisa uun....!
11/12/2022
Dhibaatooyinkaaga dadka ha uga sheekeynin. Adiga oo kaliya ayaa xamili karaya, dadka kale waxay iska jecelyihiin kaliya inay ogaadaan.
"" Adiga waxaad eheed kii ugu muhiimsanaa naadiga waxaadna eheed geesigii naftiisa inoo huray....!
13/10/2022
"Hadii cilmi aan Alle ka cabsi lahayn sharaf lagu gaarayo, ibliis (shaydaan) ayaa noqon lahaa abuurta Alle kan ugu sharafta badan."
10/10/2022
Laporta: "Dabcan waxaan u dhisi doonaa Leo Messi taalo oo ku taalo bananka h**e ee Camp Nou, oo ku dhow tii Johan Cruyff. Go'aanka waa la qaatay waana ka shaqeyneynaa."
08/10/2022
""Mar walba naftaada ilaali bani aadamka marka aad dhimato waxay iskaga imaan donaan magaalooyinka fog-fog si ay ugu qeyb galaan aaskaaga,lakiin marka aad noooshay hadii uu dhib ku qabsado xitaa kuwa dagan gurigaaga meel u dhaw kuguma imanayaan si ay ku caawiyaan...!
😥
"" Marka qaar saaxibtinimada waxay kuu horseedi kartaa cadawtinimo....!!
22/09/2022
""Xulka qarank argentin oo ku jiro waayahooda quruxda badan...!
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Mogadishu